Al-hidaya

Al-hidaya

Share

Al-hidaaya waa bog aanu ugu talagalnay baraarujinta bulshada iyo faritaanka wanaaga. kalasoco Al-hidaaya muxaadarooyin iyo barnaamijyo diini ah.

21/03/2024
20/06/2020

الحذیث الیوم
عن ابي هريرة رضي الله عنة قال: قال رسلوا الله عله وسلم ((من حسن اسلام المرء تركه مالا يعنيه)) حديث حسن: رواه الترمدي وغيره هكدا:
Abuu hurayra allah haka raali noqdee wxa uu yiri. Nabi muxamed (N N K H) Waxa uu yiri qofka muslimka ah wanaagiisa wxaa kamid ah in uu iskaga tago wxii maalayacni ah.
malaa yacnigu waa wax kasta oo aanad aduun iyo aakhiro midna faa,iido kahelaynin.

Want your place of worship to be the top-listed Place Of Worship in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Pole
Addis Ababa