Ibrahim Ali Mussa

Ibrahim Ali Mussa

Share

Communication and Development Leader, Analyst and Negotiator, Ethiopia.

24/05/2026

Kommishineer Cabdi Dhinbil
oo ah kommishineerka booliska gobolka siti ayaa laga dayrinayya in u dhinac u xagglinaayo usan dhaxdhaxaad ka ahayn arrimahan doorshioynka ee kasocda degmada Maeso, isago hada kusugan Magaalada Muli.

Waxan leeyhay, Abti anigu waxba ku dhihi mahayo ee waxad yeesha koley gobolkas h**eey ayad ugasoo shaqaysay oo war kumaseegana.
Waxaanad ogtahay xaqiiq badan oo kusaabsan degmadas. Sidaas darted, Bulshadu dawlad diid ma ahaa ee waxay diidantahay cadaaalad daro ay qaar hogaaminta ahi nidaamka dawladeed u adeegsanaayso. Hadi an sooyaalka wax kaaga iffiyo, bulshadani waxay diideen inay qaatan:
1. 1985/1992 marki loo diiday inay katirsan yihin dhismihi deegaanka Soomaalida ee diridhabe kadhacay.
2. 1987T.I/1995 marki laga reebay doorashadi koowad, taasina ay midan 7ad u tahay iyaga tii 6aad.
3. 1992/2000 marki dhulbadan ay bulshadaasi deeganayid la dhahay waa laisku haystaa.
4. 1996/2004 marki doorashooynki heerka hoose ee degmooynka xisbigi Soomaaliyed uu diiday in u xildhibaano kasoo sharaxo xaruumaha Hulkadoba, Manjo iyo Hardin balse Hayada dooraahoynka itoobiya ayaa murashixin madaxbanan ah u ogalaatay. Sidaasna 18 xildhibaan oo madaxbanan.

4. Marka Maanta sidi oo kale waxay diidan yihin in xaquuqdooda dastuuriga ah la affduuban balse ay "muggooda" wax kuhelan. Isla midan danbe ayaa waxaanad ogayn adigu in shacabka intaas dhan oo ay ahayid in la diwaangaliyo 57kun laakin ayaa qalin lagu xasuuqay oo waa laga hor istaagay inay is diwaangaliyaan. Iyada oo ay sidas tahay ayaa barqadi waxad ogayid in murashaxiinta madaxbanaan in loo diidanaa isoo baxoodi ay Xarunta Manjo ka qabbsadan.

Sidas darted, Abti in cadaalad darada hogaamintu wado lagu adeegsan!

Send a message to learn more

23/05/2026

1992/3T.I(2000/2001). anigo waxkabaranayya Addis Ababa Jamacadan hada la dhaho Kotebe Teacher Education University oo barigas ahayid College, ayan sabtida iyo Axada waxan aadi jiray xafadaha sida Bole ama meelo kale gaar ahaan xafadaha nimam Aqoonyahan ah oo reer Jima-Oromia ubadna.

Marka, maalinka an aadno xaafada Nugusu Kamal(AUN) oo ahaa Agaasime guud oo Xafiska "auditor"ka guud ee Itoobiya, islamarkasna wakhtigi dawladi Madaxweyne Ciid Daahir ee DDS ka ahaa lataliyeyaashi heer federal "auditor" guud ee Xaiska Maaliyada deegaanka ayaa waxaa iman jiray xaafadas Nugusu, nin dibbloomaasi Wasaarada arrimaha dibada Itoobiyaa gaar ahaan Agaasimaha guud ee Arrimaha Bariga dhaxe. Magaciisuna waxa la dhihi jiray Ambassador Beniyam kadir. Xafada waxan ku tagijiray dhawr dhalinyar ah oo diridhabe ka soojeeday.

Beniyam oo ay kadhax guuxayso cadaalad darada Nidaamka Itoobiya ayaa wuxu dhihi jiray aduinyada waxaa jira "Military genocide, iyo statistical genocide". Labada marki la isbarbardhigo wuxu dhihi jiray waxaa ugu daran cidda lagu sameeyo mida danbe(Statistical genocide).

"Statistical genocide is the manipulation, misrepresentation, or weaponization of data and census records by a state to erase, marginalize, or justify the systematic destruction of a specific ethnic, religious, or racial group. "

Sidas darted, marka an cadaalad daro leeyahay wax yaabaha hadda tagan ee bulshada Maeso loo geystay hawshan doorashooynka ayaa middas ah. Balse, intay ay naff nagu jirto waan la dagaalami doonaa, wanan ka gulaysa ndoona dhawaan, insha Allah.

21/05/2026

Cadayn:
Hadeer qoraal an soo dhigay ayu iga raacay magac beeshayda ah. Waxayna ahayid xog an helay oo an "copy gareeyay" taaso an magaca qofka un an ka rabay si ay asalka xoggtu sax u noqoto. Sidaas darted, khaladkasi waa mid farsamo ee wax ujeed kale oo heerka ah in aysan iga suurtoobayn bulshada guud inay ogtaahay ayaan qabaa.

Haddaba, anigu waxan ka tirsanahay bulshada cadaalad darada diidan. Taasoo an u arrko inay midnimada bulshada Soomaaliyed ee guud mustaqbalkeedu kujiro. Sidas darted, kalmadaa filanwaaga noqotay ruunteedu sidas weye ee raali ha laga ahaado.

21/05/2026

Mudane IDIRIS JIBRIL oo kuxigeenka hoganka Nabadgaliyada DDS oo hogaaminaayay waftigi bulsho cabudhinta usoocday ee xalay Muli kusoo hoyday ayaa lasheegay in u ku cagajugleeyay in uu DAGAAL dhicidoono hadi sida uu doonaayo loo codayn waayo.

Waxan leeyahay cidda dagaalami garan mahayo, laakin hadi ad adigu bulshada layni ma garan.
Bulshadaasi waxay haysata kaar codbixin, waxayna joogtaa goobdoorshooynkoodi ayay,balse kaarasha ad ururiinaysan iyo wixi ad h**ey maamulku u xadeen intaaba waa laga diyasr garoobay meesha ad kurididoontaan!
Bulshadu Sharciga Itoobiya sida loo isticmaalo khibrad ayay leedahay.
*Mar waxaa jir aqqli loo bahan yahay oo arrintu walaalow mooye xal kale ayna lahayn!

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Addis Ababa
1172