Logistics and Supply Chain Management
Politician and Logistician
06/05/2022
Mudane MADAXWEYNE MAXAMED CABDULAHI FARMAAJO.
Haddii laga hadlo xaqiiqada kajirta dalka SOMALIA Wuxuu yimid iyadoo eber taagan maantana wataas iskeed isku abaabulaysa doorasho xoriyo xalaala Haddii laga hadlo xaqiiqada kajirta dalka SOMALIA waxaa udhisey xaga ciidanka deyntii wadanka oo uu hoos udhigey Amniga oo uu adkeeyay kaabayasha dhaqaale oo wax laga badelay.
Haddii laga hadlo calooshod ushaqeystayaasha ay kamid yihiin.
1:XASAN SHEIKH MOHAMUD
2: ABDIRAHMAN ALI SHAKUR
3:DENI IYO MADOOBE
Horta geesigu uu nacab badan yahay lkn ninka wax kabadali kara SOMALIA waa farmaajo πΈπ΄ Waayo waa Nin jecel umada soomaliyeed wuxuuna diyaar uyahay danaha umada soomaliyeed waxaa Soo raaca SHARIIFKA iyo KHAYRE oo aad moodo iney danqasho kuyara jirto marka laga yimaado ragaan kor kusoo sheegay waxaa geesinimada iyo Horumarka lajecel waa FAHAD YAASIN oo isna amniga wadanka qayb WEYN ka qaatey waxaan umada somaaliyed kula talin lahaa in loo codeeyo siaan curyaanka uga baxno iyo hoosfadhiga shisheeyaha.
Walal haddii uu kusoo gaadho qoraalkan lawadaag bulshadada adiga oo nagu caawinaya LIKE and SHARE πΈπ΄π―β
FARMAAJO
BBC News
26/10/2021
Xogo muhiima oo kusaabsan TPLF ama dagaal yahanada degaanka tigrega
Dozens of Soldiers Surrender to Forces
BREAKING: sources are reporting that forty-six soldiers have laid down their weapons and surrendered to the Defense Forces, on the front, today.
πhttps://t.co/C6ORpvLjdi
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Logistics
Addis Ababa
3312
26/10/2021