Nogob Times

Nogob Times

Share

Mareegta wararka deegaanka waa mid ku hadasha codka bulshada Somaliyed Mareegta wararka deegaanka iyo dhamaan caalamka

Photos from Nogob Times's post 16/04/2024

war deg deg ah
garbo ciise
wxy ku jirtaa gacanta dds

09/09/2023

Cornayl farax Cabdi Raabi (Sali-Calaa) oo ahaa Taliyihii Magaalada Dhagaxbuur yaa lalayahay Meel uu Jaan iyo Cidhib dhigay mudo 3 Todobad Ah.

waxay ehelka Sargalku Cabsi wayn ka qabaan in la khaarajiyay maadama sida la sheegayo uu gacanta ku hayay kiiskii wilkii lagu dilay magalada dhagaxbuur oo xogaha soo baxaya ay sheegayaan in la ogaaday cida dilka fulisay balse cabsi laga qabo in la ogaado cida dhabta ah ee dilka gaysatay.

Inna cagjar falaadhi gilgilasho kaagama go'do ayay somali horay u tiri faarax wixii soo gaadha waxa u maqan ree cagjar ku xisaabtan taas.

Shacabka deegaanka waxan leeyahay hadii dulmiga deegaanka ka Jira aydaan u-midoobin qoys walba gurigiisa ayuu ugu tagayaa, hadii aan laga Hortagin Dacawada sunaysan ee deegaanka lagu soo dhax tuuray waxaa hubaal ah inaydaan ka badbaadi doonin AMA aamusa ama gurigina jooga.

Want your business to be the top-listed Photography Service in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Addis Ababa