Abdi rashed Gk

Abdi rashed  Gk

Share

Asc

17/10/2025

ilahowo noo bara kee mamulka
waqoyi bara

25/04/2025

Qoraalkan Hoose waxaa qoray Xilibaan Faysal Omar oo laga soo doorto Degmads Tulli-Guuleed ee gobolka Faafan.

jeel ogaadeen in laxidhay ayaan moodayee bal iga daba geeya.jeelkan cusub magiciisa!. xukuumadu aad ha uga taxadarto in hay'adaha amnigu ay shacabka udhex raaciyaan arimo ka baxsan xayndaabka sharciga ah.

"የኦጋደን እስር ቤት ተዘግቶ ነበር ብዬ አስባለሁ። እባኮትን፣ የዚህ አዲሱ እስር ቤት ስም ምን ይባላል? መንግስቱ የደንቡን መድረሻ ከሚሻገር ጉዳይ ውስጥ የደህንነት አካላት ሕዝቡን እንዳያጠቃልሉ እጅግ በጥንቃቄ መሆን አለበት።"

“I thought jail Ogaden (prison) had been closed. so please, What is the name of this new prison? I urge the government should be very cautious that the security agencies do not involve the public in matters beyond the bounds of the law.”

19/02/2025

Maamuulka magaalo ku taalla waddanka Philippines ayaa ku dhawaaqay in ay abaal marin siin doonaan qof kasta oo soo dila cayayaanka Kaneecada loo yaqaanno, ka dib markii uu dalkaas ka dillaacay xanuunka Xummadda oo ah mid ay Kaneecadu keento.

Qofkii soo dila hal Kaneeco waxa loogu qiimayn doona lacag u dhiganta laba sent oo Dollarka Maraykanka, iyada oo tanna looga gol lee yahay si lagu yareeyo Kaneecada oo xawli dalkaas ugu fidaysa.

Wasaaradda Caafimaadka ee Philippines ayaa boogaadisay tallaabadan ay qaadeen maamuulka degmada Mandaluyong kuwaas oo sameeyey tallaabo lagu dhiirri gelinayo in la dabar gooyo cayaynka Kaneecada.

Qaar ka mida dadweynaha degmadan abaal marinta lacageed ku dhawaaqday ayaa saluug ka muujiyey xaddiga lacageed ee la bixinayo iyaga oo dawladda ka dalbaday in la sii kordhiyo heerka abaal marinta la siinayo qofkii Kaneeco soo dila.

Gallaydh Media

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Website

Address


Addis Ababa