Radio Egga

Radio Egga

Share

Warar Ku Xaqiiq Ah

Photos from Radio Egga's post 03/10/2025

Dalka Liibiya shidaalku wuxuu ka jaban yahay biyaha la cabo.

Wadanka Liibiya waa kan koobaad ee ugu shidaalka jaban Adduunka oo dhan, wuxuuna halkii litir ka marayaa 0.027 dollar oo lacagta Itoobiya marka loo sarifo noqoneysa wax aan gaadhay 4 birr.

Maanta Ra'iisal Wasaaraha Itoobiya ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay in lasoo saarayo oo la sifeynayo gaaskii Deegaanka Soomaalida, wuxuuna dhagax dhigay Warshad sifeysa gaaska oo laga dhisayo magalada Goday,taasoo oo ku kacaysa 2.5 bilyan oo dollar.

Hadaba ma dhici doontaa Itoobiya in gaasku uu jabo sida Libya oo kale..?

Want your business to be the top-listed Media Company in Addis Ababa?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Addis Ababa