Runsheeg News
True News
DEGDEG: Jabhadda Fano ee ka dagaallanta qeybo ka mid ah dalka Ethiopia iyo Millateriga Ethiopia ayaa dagaal ku dhexmarayaa magaalada Bahir Dar ee Ismaamulka Amxaarada.
Dagaalyahannada Fano ayaa si gaar ah u beegsaday Tvga "AMC" Amhara Media Corporation. Waa Tv ay leedahay Dowladda Dhexe. Dagaalyahannada Fano ayaa qaraxyo iyo rasaas la beegsaday dhismaha Tvga iyo agagaarkiisa.
Dagaalka oo socda darteed iyo helista xogta dagaalka oo xaddidan ayaan la sheegi karin khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay weerarkan.
15/05/2021
π
΅ππ
΄π
΄π
΄π
΄
π
΅π
Ύπ π
Ώπ
°π
»π
°πππ
Έπ
½π
΄ π€²π€²π€²π€²π€²π€²
Allow somali wayn dhawr
Allow sumcadii usoo celi
Allow ka sumee xumaanta
Allow isu soo wda hanuuni
19/01/2019
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Addis Ababa