KAMAAL SHEIKH
Engaging On politics, Sports, Entertainment and News.
14/05/2025
War DEG-DEG:
TPLF oo laga saaray liiska rasmiga ah ee xisbiyada Itoobiya.
Guddiga Doorashooyinka Qaranka Itoobiya (NEBE) ayaa si rasmi ah uga saaray Xisbiga TPLF liiska xisbiyada siyaasadeed ee dalka, kadib markii uu ku guuldareystay inuu fuliyo waajibaadkiisa sharciyeed muddo saddex bilood ah.
Goβaanka ayaa isago la raacayo xeerarka doorashooyinka dalka, waxaana lagu wargelin doonaa Wasaaradda Caddaaladda iyo shacabka. TPLF laga bilaabo hada ma ahan xisbiga Ka diwaan gashan la aqonsan yahay.
Gudiga Doorashooyinka Ethiopia waxay shegeen in gabi ahaanba la tirtiray Xisbiga TPLF madaama uu soo buuxin waayay xeerarkii sharciga dalka.
ENEB.
JEEL OGAADEEN IYO NINKAAN WAXA KALA QABSADAY.
nin waliba qisadiisa hadduu qori lahaa qalinka inuu hadlo ayay tagi laheyd ax ππππ
19/04/2025
Itoobiya ugu yaraan ilaa 86 qowmiyadood oo kala dhaqan iyo kala diin ah ayaa ku nool. Hoos waxaan ku xusnay 66 kamid ah, anagoo ka tagnay intii caanka ahayd. Hadii uu jiro qof 10 kamid ah Liiska hoose garta isagoon Google aadin farta ha taago.πββοΈ
1. Agaw
2. Gamo
3. Erob
4. Tulama
5. Shinasha
6. Eywak
7.Nuwer
8. Hamar
9. Kunama
10. Barta
11. Bana
12. Ari
13. Mursi
14. Bume
15. Karo
16. Tsemay
17. Dasanat
18. Gerba
19. Arbore
20. Bache
21. Bench
22. Basket
23. Burji
24.Chera
25. Gawadha
26. Gedeo
27. Gudelo
28. Kafij
29. Konta
30. Neyangatom
31. Nao
32. Surma
33. Qabeena
34: Tenbaro
35: Yem
36: Werji
37: Dizi
38: Dhonga
39: Dhimo
40: Mo an
41: Komo
42: Maraqo
43: Mosiyo
44: Oydha
45: Bodhi
46: Fadhashe
47: Kore
48: Male
49: Ma o
50: Masango
51: Mezenger
52: Qawama
53: Qajem
54: Shako
55: Zeyase
56: Zelmamo
57: Sh*ta
58: Bet isra*el
59: Mashola
60: Kogu
61: Dhirashe
62: Gabato
63: Gedhijo
64: Birayle
65: Murle
66: Kontoma
WQ. Macalinka Soomaaliyed [Ms]
Voss Tv
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Addis Ababa