Abdi Reyes
Ku so Dhawoow Pagekeena
Goob: Jaamacadda Iskaamiga ah ee JigjigaKulanka: Kulan cilmiyeed lala yeeshay Prof. Faysal Maxamed CaliKa qaybgalayaasha: Ardayda Jaamacadda
Manar Al Khair Cargo waxay Bulsho waynta Somaaliyeed iyo Dalwaynaha itoobiyaba'ba, ugu Bisharaynasa Sannadkan Cusub ee 2025 inay xafiiska furteen Caasimadaa Deeganka soomaalida ee Magaladda jigjiga. Xafiskan Ayaa ku yaalla ka Soo hor jeedkaa Masajidka Sheekh Cabasalan ama Hotel Raxma.
02/01/2025
Fadlan Share dheh si loo helo Gabadhas yar
Waxaa la baafinayaa Ikhlaas Yoonis Khaliil, oo ka luntay xaafadaha Masjid Quba.Waa 9 jir Da'a ahaan,waxayna maqan tahay saddex cisho.
Ciddii arragta halla xidhiidho lambarkan hoose:0949 848 353
Maalmahan waxaa soo noq-noqonayay cabashada Shaqaallaha Caddaadle, oo ka cabbanayay lacago laga jaro.
31/12/2024
"Dhowr sano kahor xabada ukuntu waxay ahayd 22 birr, maanta Jigjiga iyo agagaarkeeda halkii xabo ee ukuna (naalo) waxaa la siiyaa 10 birr." Madaxweyne kuxigeenka Deegaanka Soomalida.
Source :- Voss Tv
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Jigjiga
Jigjiga
251
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 20:00 |
| Tuesday | 09:00 - 20:00 |
| Wednesday | 09:00 - 20:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 20:00 |
| Sunday | 09:00 - 20:00 |