Cabdirashid Cali Cumar

Cabdirashid Cali Cumar

Share

personal page

27/03/2026

Dhagaxbuur stadium 🏟️ sanadkan ma jeclaan lahayd in lagu Qabto,Tartanka Gobolada Deeganka ee dhawaan ???

19/02/2026

Ducadan aynu badino Walaalyal

27/12/2025

Bayaan Wadajir ah oo ay soo saareen Dalalka Masar, Aljeeriya, Comoros, Jabuuti, Gambia, Iiraan, Ciraaq, Urdun, Kuwait, Liibiya, Maldives, Nayjeeriya, Saldanada Cumaan, Bakistaan, Falastiin, Qadar, Sacuudi Carabiya, Somalia, Suudaan, Turkiga, Yemen, iyo Ururka Iskaashiga Islaamka ayaa looga soo horjeestay aqoonsiga ISR ee Somaliland.

Dhammaan dalalkan ayaa si cad u xaqiijiyay taageerada buuxa ee madax-bannaanida iyo qarannimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Jijiga