Abdi Rizak Kaize Ac
U mahad Naq Eebbe
15/07/2025
Somaliland Oo Beesha Caalamka Kula Dardaarantay Inay Ka Hortagto Faragelinta Xasan Sheekh Ee Bariga Sool, Kana Digtey Dagaal Dhiig Badan Ku Daadan Karo
Musharrax Cabdiraxmaan Cirro ayaa ku eedeeyay Madaxweyne Xasan Sheekh faragelin siyaasadeed iyo mid ciidan oo uu ka wado bariga gobolka Sool, taasoo uu sheegay inay halis ku tahay nabadda gobolka. Wuxuu Somaliland ugu baaqay beesha caalamka inay si degdeg ah uga falceliso hurinta colaaddaas, isagoo ka digay in ay horseedi karto dagaal dhiig badan ku daato.
Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Jijiga?
Click here to claim your Sponsored Listing.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the public figure
Telephone
Website
Address
Jijiga