ALOOL Architect
Architect "Building the future, brick by brick.
07/02/2026
Goobta : Gode ethiopia
Mashruuca : G+5 Hooy jiif ah
Qaybta hoose: Cafe ,supermarket and reception
Shanta fooq ee kale waa hooy jiif ah kana kooban 11 qol oo jlif ah
10 qol waa qolal jiif caadi ah meshii labiska suuligii iyo barxadisii wata iyo miiskagii shaqada iwm mid kamid ahna waxaa udheer fadhi iyoo goob nasasho
Ka kalena waa laba jiif iyo fadhi
+𝟐𝟓𝟏𝟗𝟐𝟗𝟒𝟕𝟔𝟎𝟏𝟖
https://www.facebook.com/profile.php?id=61563129203153...
Mahadsanidiin.
11/01/2026
Ma islahayd mar uun Goob gabacsi ah dhiso ?
Ma islahayd Dhulkaa kugu yar ?
Ma iswaydinaysay Nashqada goobtaada ganqcsi ?
nashqad qurux badan oo ku qaabaysan dhulkaaga ?
ALOOL ARCHITECT
https://aloolarchitect.com/
20/12/2025
Ma islahayd mar uun Guri dhiso ?
Ma islahayd Dhulkaa kugu yar ?
Ma iswaydinaysay Nashqada gurigaga?
Ma raadinaysay meel aad kasamaysato nashqad qurux badan oo ku qaabaysan dhulkaaga ?
ALOOL ARCHITECT
https://aloolarchitect.com/
13/12/2025
Mid kamida Nashqadaha aan usmaynay macmiilkanaga
Goobta :jigjiga
Mashruuca : Guri deegaan ah
Dhulka :20x24
Qaybta hoose : qol oo jiif ah oo Suuligiisa Wata qol fadhi iyo cunto ah , 2 qol oo jiif ah iyo suuli guud
Qaybta kore : qol oo jiif ah oo Suuligiisa Wata qol fadhi iyo cunto ah , 2 qol oo jiif ah iyo suuli guud
+𝟐𝟓𝟏𝟗𝟐𝟗𝟒𝟕𝟔𝟎𝟏𝟖
https://www.facebook.com/profile.php?id=61563129203153...
Mahadsanidiin.
02/11/2025
Mid kamida Nashqadaha aan usmaynay macmiilkanaga
Goobta :hargaysa
Mashruuca : Guri deegaan ah
Dhulka :23mX20m
Qaybta hoose : qol oo jiif ah qol fadhi iyo cunto ah , jiko (madbakh ) suuli guud
Qaybta kore : 3qol oo jiif ah ,qolka hurdada iyo musqushiisii iyo musqul guud
+𝟐𝟓𝟏𝟗𝟐𝟗𝟒𝟕𝟔𝟎𝟏𝟖
https://www.facebook.com/profile.php?id=61563129203153...
Mahadsanidiin.
25/10/2025
Goobta :jigjiga
Mashruuca : Guri deegaan ah
Dhulka :17.6mX15m
Qaybta hoose : 2 qol oo jiif ah oo mid suuli wato qol fadhi iyo cunto ah , jiko (madbakh ) suuli guud
Qaybta kore : 3qol oo jiif ah ,qolka hurdada iyo musqushiisii iyo musqul guud
+𝟐𝟓𝟏𝟗𝟐𝟗𝟒𝟕𝟔𝟎𝟏𝟖
https://www.facebook.com/profile.php?id=61563129203153...
Mahadsanidiin.
17/10/2025
Markasta fikrada macmiilka waa fikrada aan ka duulno
Goobta :Jigjiga
Dhulka = 5m X 17
Mashruuca :Ganacsi
Qaybta hoose : Bakhaar basement store leh
Qaybta sare
* Xafiisyo iyo dukaamo
+𝟐𝟓𝟏𝟗𝟐𝟗𝟒𝟕𝟔𝟎𝟏𝟖
https://www.facebook.com/profile.php?id=61563129203153...
Mahadsanidiin.
07/10/2025
Ma ku Han way tahay mar uun Inad wax dhisato ?
ALOOL ARCHITECT. Waa Wehelkaaga
Meel kasta Ood joogto .
Mashruucan wuxuu ku yaalaa Magalada wardheer oo dhismihiisu ka socdaa.
Macmiil aan kuu adeegno adeeg hufan ee soo dhawoow.
https://aloolarchitect.com/
Wedding hall
Mid kamida nashqada gudaha oon macmiilkanaga usamaynay. Nala daawo
01/09/2025
Qayb kamid ah naqshadaha aan u samayno macaamiishaanada. Waxaa kujira naqshadahan guri loogu talogalay inuuna wax caqabada ku keenin dadka laxaadka la' ee isticmaala kuraasta curyaamiinta (wheelchair), isla markaana soo jiidasho iyo qurux leh.
ALOOL ARCHITECT
https://aloolarchitect.com/
14/08/2025
Ma islahayd mar uun Guri dhiso ?
Ma islahayd Dhulkaa kugu yar ?
Ma iswaydinaysay Nashqada gurigaga?
Ma raadinaysay meel aad kasamaysato nashqad qurux badan oo ku qaabaysan dhulkaaga ?
Cabirka dhulka Waa 13.5mx11m
Cabirkaa gurigu Waa 9.8mX 10.2m
Waa ma 7 rooms
ALOOL ARCHITECT
https://aloolarchitect.com/
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Jijiga
0000
Opening Hours
| Monday | 09:00 - 17:00 |
| Tuesday | 09:00 - 17:00 |
| Wednesday | 09:00 - 17:00 |
| Thursday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 09:00 - 17:00 |
| Sunday | 09:00 - 17:00 |