ASAD HAGIO FUNS
liker iyo follow dheh pegaka waa wey idhiiri gelineysaa
like saar sii aan videoa walba aan soo geli pagen wax xumaan ah loo ma talgalin .
Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir ee Magaalada Garoowe waxaa saaka ka duuley 15 kamid ah maxaabiistii ciidanka Somaliland ee lagu qabtay dagaalkii Goojacadde 25-kii Agoosto 2023.
Maxaabiistaan ayaa lagu soo bedeli doonaa 11 Maxbuus oo Somaliland gacanta ku hayso, kadib wadahadal dhexmaray dhinacyada Puntland iyo Somaliland.
“Guddoomiye Xildhibaan Abiib beel ayaa soo dooratay adigane beel ayaa kusoo dooratay xilna k**a qaadi kartid”
Xildhibaan Cabdoow
SHEEG MAGACIISA RASMIGA 0O 50
DOLLAR QAADO WAY GARAN WAAYEEN
“Raysal wasaare kusoo dhawoow magaaladii midnimada iyo Soomaalinnimada”Hadaljeedintii Raysalwasaaraha JFS Md Xamse Cabdi Barre iyo hoggaamiyaha Maamulka SSC-Khaatumo md Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali
Cliquez ici pour réclamer votre Listage Commercial.
Type
Site Web
Adresse
Paris