Embassy Of Somalia In Italy
Wixii macluumaad ah soo wac telfonka
05/08/2025
Danjiraha Dowladda Federaalka Soomaaliya ee Talyaaniga Eng. Ibraahim Shegow ayaa ka qeybgalay daawashada ciyaartii kubadda cagta ee lagu qabtay magaalada , taasoo dhexmartay ciyaartoyda jaaliyadaha Soomaaliya 🇸🇴 iyo Gambia ee Talyaaniga.
🏆 Ciyaarta ayaa si xiiso leh ku dhammaatay guul ay kooxda Soomaaliyeed ku hantiday gool ku laad!
Danjiraha ayaa si weyn u bogaadiyey ciyaartoyda Soomaaliyeed dadaalka, ciyaar wanaagga iyo isku duubnida ay muujiyeen. Wuxuu ku ammaanay sida ay magac wanaagsan ugu soo hooyeen qaranka iyo jaaliyadda Soomaaliyeed ee Roma 🇸🇴🤝🇮🇹
✅ Wuxuu sidoo kale ballanqaaday in Safaaradda Soomaaliya ee Rome sii wadi doonto taageerada iyo dhiirrigelinta ciyaartoyda Soomaaliyeed si loo xoojiyo isdhexgalka dhalinyarada iyo midnimadooda.
⚽️ Tartanadan ayaa qeyb ka ah barnaamijyada isdhexgalka jaaliyadaha ee ka socda Talyaaniga, gaar ahaan kuwa hoos yimaada .
23/07/2025
Message from the Ambassador of the Federal Republic of Somalia to the Italian Republic
On the Occasion of the Anniversary of the July 23 Revolution – Arab Republic of Egypt
Rome, 23 July 2025
On behalf of the Embassy of the Federal Republic of Somalia in Rome, and in my personal capacity, I extend heartfelt congratulations to the government and people of the Arab Republic of Egypt on the occasion of the anniversary of the July 23 Revolution.
This momentous day remains a symbol of national determination, dignity, and the pursuit of progress. It commemorates a defining chapter in Egypt’s modern history—one that continues to inspire generations across the Arab world and Africa.
Somalia deeply cherishes its historical and fraternal ties with Egypt, a relationship grounded in mutual respect, cultural affinity, and shared aspirations for peace, development, and stability in our region.
As Egypt celebrates this national milestone, I express my best wishes for continued success, prosperity, and unity for the Egyptian people, and reaffirm our unwavering commitment to strengthening bilateral cooperation and solidarity between our two brotherly nations.
H.E. Eng. Ibrahim Omar Shegow
Ambassador Extraordinary and Plenipotentiary
Federal Republic of Somalia to the Italian Republic
Clicca qui per richiedere la tua inserzione sponsorizzata.
Digitare
Contatta l'azienda
Telefono
Sito Web
Indirizzo
Rome
305,00192
Orario di apertura
| Lunedì | 09:00 - 16:00 |
| Martedì | 09:00 - 16:00 |
| Mercoledì | 09:00 - 16:00 |
| Giovedì | 09:00 - 16:00 |