UDUB Engineering Limited

UDUB Engineering Limited

Share

UDUB Engineering Limited Provides You With All Engineering Services.

14/03/2025
Photos from UDUB Engineering Limited's post 07/10/2024

MOXOG - CASSAVA - الكسافا
Geedkani waxay soomaalidu u taqaanaa Moxog, gobolada qaar ayaa cunto ahaan looga isticmaalaa. Inkastoo aysan soomaalida badankoodu aqoon badan u laheyn geedkan.

Moxogga waa geed faa'iido badan oo noocyo badan oo cuntooyin ah laga sameyn karo, waxaa ku jira fiitamiino, nafaqooyin iyo macdan jirka muhiim u ah.

Cunto-kariyaasha caalamiga ah aad ayey u jecel yihiin geedkan inay cuntooyinka ku daraan.

Moxogga marka la warsahadeeyo waxaa laga sameeyaa laba nooc oo bur ah oo dunida qiima sare ka jooga Waana burka : Tabioca iyo Manioc.

Burka laga sameeyo geedka moxogga waxaa loo isticmaalaa sida loo adeegsado burka caadiga ah, sida in laga sameeyo Rooti, Muufo, Jibsi, Soortu Fufu, iwm.

Dhulkeena soomaaliya marka la eego cimiladiisa wuxuu aad ugu habboon yahay ku beerista geedka moxogga oo la rumeysan yahay inuu si fiican ugu bixi karo.

Haddii aan ka faa'iideysano geedka moxogga oo aan bur ka sameysano waxaa yaraan lahaa baahida loo qabo burka dibaddaha laga soo dhoofiyo oo aan bad-qabkooda la isku halleyn karin.

Moxog Cassava الكسافا

05/07/2024
Want your business to be the top-listed Engineering Company in Nairobi?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


EASTLEIGH EIGHT Street DAY TO DAY
Nairobi
00610