Tiyo Software

Tiyo Software

Share

Tiyo Software builds scalable digital and AI-powered solutions for real-world business growth.

Photos from Tiyo Software's post 17/07/2024

We are delighted to announce the successful launch of your new website! It has been a pleasure working with you to bring your vision to life. We are confident that this new platform will significantly enhance your online presence and contribute to your business growth. Thank you for choosing us for this important project.

Photos from Tiyo Software's post 10/03/2023

STUDENTS' EXAM RESULTS WEB APP

Waa website loo diyaariyay iskuulada si ay ardaydu u ga eegtaan imtixaanadooda si fudud, iyaga oo aan sugaynin inta waraaqaha imtixaanka loo soo celinayo, natiijada loo soo dhajinayo ama ba fasaxa la ga soo noqonayo.

Website-kani waxa uu sahlayaa in uu ardaygu helo dhammaan natiijooyinka imtixaanadiisa intii uu dhiganayay dugsiga oo dhan, iyada oo xogtiisa iyo imtixaanadiisa oo dhami ay u ilaashan yihiin oo arday waliba kiisa u gaarka ah uu arki karo un.

Sidoo kale waxa uu sahlayaa in uu maamulku si dhib yar u shaaciyaan imtixaanka, sidoo kale ay dib u saxaan dhibcaha ardayga ka qaldamay, iyada oo ardaygu isla markii ba helayo natiijo sax ah.

WhatsApp: +60 14 376 4565
Gmail: [email protected]

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Kuala Lumpur?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Address


Kuala Lumpur
53100