Fariimo-Wade

Fariimo-Wade

Compartilhar

𝐇𝐚𝐥𝐤𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐱𝐚𝐚𝐝 𝐤𝐚 𝐡𝐞𝐥𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐚𝐚 𝐰𝐚𝐫𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐬𝐩𝐨𝐫𝐭𝐬 ⚽🎮 Dhallinyarada Ciyaaraha

30/10/2025

● Wuxu Guehi ka hor istaagay inuu dhamaystiro heshiis gebogebo marayay uu LFC ugu biiri lahaa

● Wuxu Liverpool ka xoogay koobka Community Shield

● Wuxu 3da dhibic kaga qaatay gurigiisa welibo gool daqiiqadii 97aad yimid

● Wuxu wacay Frankfurt si uu ugu sheego qaabka ay Liverpool uga badin lahaayeen 🙆‍♂️

Cawada xoolahaan hadaan waddo cad iska marin wayno caadi buu noo yeelanayaa 😀

27/11/2024

Dagaalka cusub ee VIEIRA IYO BALOTELLI

🗣️ Patrick Vieira oo ka hadlaya Mario Balotelli: “Uma samaysan ciyaaraha kooxda, aad ayay iigu adag tahay inaan la shaqeeyo. Waxaan rabaa in aan dib u jawaabo, ama aan ku dhufto gidaarka, ama aan uga tago isaga oo ka laadlaad katiinadiisa oo ku dul lalmeysa jaakada.

🗣️ Balotelli: "Weligay k**a tageen Nice hadii aysan ahaan laheyn Vieira."

Kulankooda Genoa wuxuu noqon doonaa mid gaar ah 🎆 🍿

22/11/2024

Happy 30th birthday to Manchester United's assistant coach Carlos Fernandes 🥳

Our Coach Fernandes Is Younger Than Our Captain Fernandes

Quer que o seu negócio seja a primeira Ginásio em Nampula?
Clique aqui para solicitar o seu anúncio patrocinado.

Telefone

Website

Endereço


Nampula