Agro Tech Solutions
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Agro Tech Solutions, Afgoye.
17/04/2026
πΏ Super Napier Grass Cutting πΏ
Waa Diyaar, Haddii aad u baahan tahay, nala soo xiriir πhttps://Wa.me/+252618475362
29/11/2025
Agro Tech Solutions waxa ay kugu marti qaadeysa seminar ciwaankiisu yahay " Climate Change and the rise of transboundary crop pests ".
Waxaa seminarka marti inoogu ah Mr Abdifatah Ali Abdirahman.
waxaa sharaf weyn inoo ah in aan kugu marti qaadno seminaarkan, waxaad ka heli doonta xog iyo aqoon wax badan kugu soo kordhisa.
Si aad uga mid noqoto asxaabta seminaarka ka faa,iideysanysa fadlan guji link hoos yaalla oo kusoo biir group whatsApkena.
https://chat.whatsapp.com/D0BNTXxkGFv15fql0yadma?mode=hqrt1
17/07/2025
π§ Drip Irrigation Pipes β Waraabka Dhibicda ah π§
Waxaan idin keennay tuubooyin casri ah oo ku habboon waraabka beeraleyda Soomaaliyeed.
β
Biyo kayd
β
Wax-soosaar badan
β
Qiimo macquul ah
π Dalbo: wa.me/+252618475362
Habka waraabka dhibicda ah oo aan mar kale dhignay dhul beereed ku yaalla degmada afgooye.
Nidaamkan waraabka ah ayaa ah hababka casriga ah ee lagu waraabiyo dhirta, iyadoo aan u baahneyn waqti fara badan oo waraabin, sidoo kalena waxay kuu dhaqaaleynysaa biyaha.
Haddii aad u baahantahay waan kuu haynaa nidaamkan, waana kuu dhigeynaa.
Nagala soon xariir waxii faahfaahin ah.
wa.me/+252618475362
06/06/2025
Ciid Wanaagsan π πΈπ΄π€, Waxaan u hambalyeyneynaa dhammaan muslimiinta gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed farxadda munaasabadda Ciidul Adha.
Allaha naga aqbalo acmaashii wanaagsaneed.
Hambalyo, Ciid Wanaagsan π
Click here to claim your Sponsored Listing.
Website
Address
Afgoye