MITRE - Miini Institute For Training and Research

MITRE - Miini Institute For Training and Research

Share

Mac-hadka Tababarka Injinerada Mustaqbalka & Cilmi-barista ee Miini Institute for Training & Research

15/01/2026

๐—•๐—”๐—ก๐——๐—›๐—œ๐—š๐—š๐—” ๐—ฃ๐—ข๐—ช๐—˜๐—ฅ๐—ฃ๐—ข๐—œ๐—ก๐—ง ๐ŸŽ“

Machadka MITRE waxa uu si joogto ah ugu dadaalaa horumarinta aqoonta iyo xirfadaha ardaydiisa. Waxaan idiin soo gudbineynaa ardayd si guul leh u dhammeysatay buugga PowerPoint, kuwaas oo soo diyaariyey soona bandhigay Presentations tayo leh oo muujinaya faham, kalsooni iyo xirfad casri ah.

Abakar Abdulkadir Almaas waxa uu soo bandhigay Presentation si habeysan, ujeeddo cad leh, isla markaana muujinaya:
Faham buuxa oo PowerPoint ah
Isticmaal sax ah oo slides, animations iyo design
Kalsooni iyo hab hadal xirfad leh

Waxaan ku bogaadinaynaa dadaalka iyo horumarka uu sameeyay, waxaana rajeyneynaa mustaqbal ifaya oo aqoon iyo xirfad leh.

13/01/2026

Waxaa si toos u bilowdi Webinar ka /Training ka cinwaankiis ahaa FOREX TRADING SIMPLIFIED: A BEGINNER'S ROADMAP TO FINANCIAL
MARKETS

Si aad ugu faidaysato ku dhufo link https://meet.google.com/ypd-acqt-awi

11/01/2026

Machadka MITRE: Halka Aqoontu Ka Noqoto Xirfad iyo Sida Ardayda Ay U Beddelay Noloshooda.

18/12/2025

Waxaa si toos u bilowdi kulan aqooneedki cinwaankiis ahaa Digital Finance Transforming the Future of Financial System.

Si aad ugu faidaysato ku dhufo link https://meet.google.com/utj-gdzz-bvn

17/12/2025

๐Ÿ“ข ๐—ข๐—š๐—”๐—ฌ๐—ฆ๐—œ๐—œ๐—ฆ ๐— ๐—จ๐—›๐—œ๐—œ๐—  ๐—”๐—› โ€“ ๐—ค๐—”๐—”๐——๐—”๐—ฆ๐—›๐—”๐——๐—” ๐—”๐—ฅ๐——๐—”๐—ฌ ๐—–๐—จ๐—ฆ๐—จ๐—•

Machadka MITRE โ€“ Miini Institute for Training and Research
wuxuu si rasmi ah u furay is-diiwaangelinta ardayda cusub ee doonaya inay helaan xirfado casri ah iyo aqoon shaqo u horseedda mustaqbal wanaagsan.

๐ŸŽ“ ๐—ž๐—ผ๐—ผ๐—ฟ๐˜€๐—ผ๐—ผ๐˜†๐—ถ๐—ป๐—ธ๐—ฎ & ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ-๐˜†๐—ฎ๐—ฑ๐—ฎ ๐—น๐—ฎ ๐—ฏ๐—ถ๐˜…๐—ถ๐—ป๐—ฎ๐˜†๐—ผ:

๐Ÿ’ป ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ผ๐—ณ ๐—•๐—ฎ๐˜€๐—ถ๐—ฐ ๐—–๐—ผ๐—บ๐—ฝ๐˜‚๐˜๐—ฒ๐—ฟ
โ€“ Barashada aasaaska kombiyuutarka
โ€“ Isticmaalka MS Office iyo xirfadaha IT-ga ee shaqo kasta muhiim u ah

๐ŸŽจ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ ๐—ผ๐—ณ ๐—š๐—ฟ๐—ฎ๐—ฝ๐—ต๐—ถ๐—ฐ ๐——๐—ฒ๐˜€๐—ถ๐—ด๐—ป
โ€“ Naqshadeyn casri ah
โ€“ Isticmaalka software-yada design-ka
โ€“ U diyaarinaya ardayga fursado shaqo iyo is-shaqeysi

๐Ÿ‘ฅ๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ: ๐—Ÿ๐—ฒ๐—ฎ๐—ฑ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ต๐—ถ๐—ฝ ๐—ฎ๐—ป๐—ฑ ๐— ๐—ฎ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐—ฒ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜
โ€“ Horumarinta hoggaaminta
โ€“ Maareynta shaqo, kooxo iyo goโ€™aan-qaadasho

โœจ ๐—–๐—ผ๐˜‚๐—ฟ๐˜€๐—ฒ: ๐—ฃ๐—ฒ๐—ฟ๐˜€๐—ผ๐—ป๐—ฎ๐—น ๐——๐—ฒ๐˜ƒ๐—ฒ๐—น๐—ผ๐—ฝ๐—บ๐—ฒ๐—ป๐˜
โ€“ Kobcinta kalsoonida nafta
โ€“ Qorsheynta nolosha iyo xirfadaha shaqsiyadeed
โ€“ Is-hagaajinta iyo horumarinta kartidaada

๐Ÿ“… Is-diiwaangelintu waa furan tahay, Fursad dahabi ah ha seegin si aad u dhisto mustaqbal xirfadeed oo adag.

๐Ÿ“ Ku soo biir MITRE Institute, Halkaas oo aad ka heli doonto aqoon tayo leh, tababar wax ku ool ah, iyo macallimiin khibrad leh.

โ˜Ž๏ธ Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
+252 61 9002859

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Baraawe?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Dabaqa Kore Shirkada Dahabshiil
Baraawe
619002859

Opening Hours

Monday 09:00 - 18:00
Tuesday 09:00 - 18:00
Wednesday 09:00 - 18:00
Saturday 09:00 - 18:00
Sunday 09:00 - 18:00