Deegaan Development Organization
Deegaan development organization (DEDO) is a local non-profit, non-governmental organization
Farxad ku ciida caruurey
Hussein Sheikh Mohamud
READO Somalia
GREDO Somalia
Save the Children in Somalia
19/03/2026
Alxamdulillaah, waxaan si guul leh u soo gabagabeynay mashruucii biyo dhaaminta, kaas oo ay ka faa’iideysteen in ka badan 34 kaam oo barakacayaal (IDPs) ah.
Waxaan si weyn ugu mahadcelinaynaa dhammaan intii kaalin ka qaadatay hirgelinta mashruucan, gaar ahaan mas’uuliyiinta heer federaal iyo heer dowlad-goboleed, iyo sidoo kale muhsiniinta gacanta ka geystay gaarsiinta biyaha dadka danyarta ah.
Dadaalkan wadajirka ah wuxuu muujinayaa qiimaha iskaashiga, naxariista iyo garab istaagga bulshada, taas oo door muhiim ah ka qaadatay yareynta baahida biyaha ee ka jirtay kaamamka.
Maanta waxaa inoo suurta gashay in 31 aad, aan gaarsiino Kaamamka ku yaala duleedka magaalada Baydhabo
#
Kelimadii Gudomiye Saciida Mohamed Nor oo ka jeedisay munaasabadda ciidsiinta caruurta danyerta ah. Waxayna si gaar ah ugu mahadcelisay sanater Hussein Sheikh Mohamud oo ka dambeeyay ciidsiinta caruurta .
L*l oo ka mid ah madaxda sare Dedo organization ayaa si wayn ugu mahadcelisay Hussein Sheikh Mohamud oo ka dambeeyay ciidsiinta caruurta agoonta ah .Save the Children in SomaliaGREDO Somalia
Hani Mohamed, oo ah Program Manager, ayaa kelmad mahadcelin ah ka jeedisay munaasabadda ciidsiinta carruurta agoonta ah. Waxay si weyn ugu mahadcelisay Lataliyaha Madaxweynaha JFS, mudane Hussein Sheikh Mohamud, oo ka dambeeyay hirgelinta barnaamijkan ciidsiinta, isla markaana door muhiim ah ka qaatay farxadda maanta gaartay carruurta.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the organization
Telephone
Website
Address
Berdaale
Baydhabo