Raxweyn Security Force R.S.F

Raxweyn Security Force R.S.F

Share

Ku soo dhawaw walal Warar Xaqiiq ah iyo Barnaamijyo Tayo leh.

01/08/2023

Taliyaha Qeybta 60aad Ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyed Janaral Xasan isxaaq Cumar ( Xasan Baydhabo) ayaa Ka Hadley Askarta Ku maqan istaafyada in ay kusoo laabtaan Goob toodi Shaqada .

09/07/2023

Hawlgal qorsheysan oo ay Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamiga ah ka fuliyeen deegaanka Welmarow oo 40KM u jirta Afmadow ee Gobolka Jubada Hoose ayaa qasaare lexaad leh loogu geystay Maleeshiyada kooxda Khawaarijta ah ee Al-Shabaab.

Hawlgalka oo dhacay waaberigii h**e ee saakay oo Axad ah ayaa waxaa uu isugu jiraa duqeyn xaga cirka ah iyo mid dhulka ah oo ay fuliyeen ciidammo sida gaarka ah u tababaran ee Danab, waxaana lagu qaaday goob ay isku aruursanayeen Maleeshiyaad ka tirsan Khawaarijta, iyada oo halkaasi looga dilay ku dhowaad 40 Maleeshiyo ah.

Wararka hordhaca ah ee Warbaahinta Qaranka ay heshay ayaa xajiiniya in hawlgalka dadka lagu dilay ay ku jiraan Horjoogayaal ka tisan Khawaarijta sidoo kalena lagu bur buriyey hub iyo gaadiid dagaal.

Faah faahin dheeraad ah la soco insha Allah

Want your business to be the top-listed Business in Baydhabo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Street 30
Baydhabo
9090