Raam Studio

Raam Studio

Share

Macmiil waxaan kuugu adeegi doona sida ugu wanaagsan. waxaad nagala soo xariri kartaan (+252 61 2073110)

22/05/2025

Maalintii Ardada Iskuulka Xaawo-taako.

Waxaan qayb ka noqonay Dadka qurxiyay Maalinta F4 Iskuulka Faca Wayne ee Xaawo-taako hadaa nahay Bahda Raam Studio

Photos from Raam Studio's post 21/05/2025

Ubahii Dalka.

Hablaha iskuulka Xaawo-taako.

Inoogu imoow Sawirro Tayo leh oo Aad ku qanacdo.

Gacantii Mohamed Baryare Haamud 📸📸

16/05/2025

Ardada Sanadkaan ka baxaya Jaamacada Joobkeey oo Sameeyay Kulan Macsalaamayn ah.

13/05/2025

Raam Studio Waxa uu deeganka Kusoo Kordhiyay Tayo iyo Tixgalinta Codsiga Dhalinyarada.

DALXIISKII BUUNDA AROOS

Hadii Aad danaynayso Nala jaadqaad Kolka Dambe.

Raam Studio

13/05/2025

RAAM STUDIO waa Diyaar Kulanka Caawa.

Wiilashaan Camedadoodane Way Wataan Ogaada😆😅

Raam Studio

06/05/2025

Zaabiriin iyo Qadar Maalintooda.

Raam Studio

05/05/2025

Aroos Meeqaam Sare loo Sharaxay.

Raam Studio

Photos from Raam Studio's post 05/05/2025

Maalinta Qadar iyo Zaabiriin.

Wadajira oo Farxad ku Dhamaysta Idim Alle.

Raam Studio

Photos from Raam Studio's post 05/05/2025

Maalinta Qadar iyo Zaabiriin.

Sawiradda Qaybta 1-aad.

Raam Studio

Photos from Raam Studio's post 04/05/2025

Caruusad Sagal oo Shidatay Maalinteeda.

Aan Kuu Shidno Maalintaada oo Reebo Sawiro Xusuus Reeba.

Raam Studio

Photos from Raam Studio's post 01/05/2025

Maalintii Sagal iyo Xasan.

Qaybta 1-aad ee Sawirada.

Aan kuu Qurxino Maalintaada.

Raam Studio

Photos from Raam Studio's post 26/04/2025

Maalintii Zamzam iyo Ibraahim.

Aan Kuu Qurxino Maalintaada oo Reebo Xasuuso Qaali ah.

Raam Studio Hoyga Bulshada.

Want your organization to be the top-listed Government Service in Beledweyne?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Beledweyne