Sidde Media
Kusoo dhawoow Page kan Saxafi Maslax salebaan Sidde Si Aan Hesho Wararka Gayiga Somaalida Iyo Caalam
17/04/2026
๐๐จ๐๐๐ก๐๐ ๐๐ข๐๐๐๐ ๐ฆ๐๐ฌ๐๐๐ฆ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ ๐ช๐๐๐๐๐๐ฅ โ ๐๐จ๐ฅ๐๐ข
โWaxaa maanta illaa caawa magaalada ๐๐๐ฟ๐ฐ๐ผ si habsami leh uga qabsoomay kulan muhiim ah oo ay isugu yimaadeen hoggaanka iyo xubnaha ๐๐ผ๐น๐ฎ๐ต๐ฎ ๐ฆ๐ถ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ถ๐ด๐ฎ ๐ฎ๐ต ๐ฒ๐ฒ ๐ช๐ฎ๐ฑ๐ฎ๐ท๐ถ๐ฟ, kuwaas oo wadashaqayn dhow la leh ๐ซ๐ถ๐๐ฏ๐ถ๐ด๐ฎ ๐ ๐๐
๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ฎ๐ต ๐ฒ๐ฒ ๐ช๐๐๐๐๐ก๐.
โKulankan oo ahaa mid saacado badan qaatay, waxaa diiradda lagu saaray qodobada masiiriga ah ee soo socda:
โ
๏ธ๐๐ถ๐ฏ-๐-๐ต๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐๐ป๐๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ง๐ฎ๐๐ฎ๐๐ป๐๐ฎ: Waxaa dib-u-habayn ballaadhan lagu sameeyay xubnaha iyo hoggaanka sare ee Golaha si loo xoojiyo hawlgallada siyaasadeed.
โ
๏ธ๐ค๐ถ๐ถ๐บ๐ฎ๐๐ป๐๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ช๐ฎ๐
๐พ๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ: Waxaa si qotodheer loo lafaguray shaqadii qabsoontay sannadkii dhammaaday, iyadoo la tilmaamay guulaha la gaadhay iyo caqabadaha u baahan in laga gudbo.
โ
๏ธ๐ค๐ผ๐ฟ๐๐ต๐ฎ๐ต๐ฎ ๐๐ฎ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฆ๐ฎ๐ป๐ผ (๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฒ-๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ด): Waxaa la dejiyay tubta iyo qorshe-hawleedka labada sano ee soo socda, si loo xaqiijiyo hadafyada fog-fog ee Golaha.
โ
๏ธ๐๐ฎ๐ท๐ฎ๐ฎ๐ป๐พ๐ฎ๐ฎ๐ฑ๐ธ๐ฎ ๐ซ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐๐๐๐๐ฏ: Waxaa la diyaariyay qorshe dhammaystiran oo la xidhiidha lajaanqaadka iyo kaalinta Golaha ee xaaladda cusub ee uu xisbiga Waddani ku jiro (๐ซ๐ฎ๐ฎ๐น๐ฎ๐ฑ๐ฑ๐ฎ ๐ ๐๐
๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ป๐ถ๐บ๐ผ), si loogu adeego danta qaranka.
โGoluhu wuxuu u taagan yahay diyaarinta cilmi-baadhiso ka turjumaya baahiyaha bulshada, talo-bixinta xaaladaha hadba taagan, xoojinta dimuqraadiyadda iyo garab istaagga mabaadiโda horumarineed ee xisbiga Waddani.
โ
Baafin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Berbera