CIID STORE

CIID STORE

Share

CIID STORE, dharka caruurta iyo dumarka.

Photos from CIID STORE's post 22/03/2024

Carwo Ciid waxa ay kuu furtay dharkii ciida ee hablaha iyo inamada 2 jir ilaa 13 jir. Carwadu waxa ay ku taalaa Borama xaafada xalane, Abdi Nafaqo Clinic ayey koonfur ka xigtaa 50 mitir. Wixii faahfaahin ah la xidhiidh no: 063 4521638

Photos from CIID STORE's post 07/05/2021

Dharkii wiilasha 1 jir ilaa 12 jir. Hargaysa waxa aad ka helaysaa Tukaanka Rajab Style oo ku yaala Moolka Indho-Birta ee u dhaw Cup Coffee ama kaaraha.
Wixii faahfaahin ah la xidhiidh: 0633306471, 4222400

Photos from CIID STORE's post 02/05/2021

Carwo Ciid Borama waxa aad ka helaysaa dharkii Ciida ee caruurta Wiilal iyo Gabdhaba. Carwadu waxa ay ku taalaa agagaarka Masjid Saaweer ama waxa ay xaga koonfureed ka xigtaa Cabdi Nafaqo Clinic.
Wixii faahfaahin ah lasoo xidhiidh: 4522832. 0633306471

Photos 19/04/2021

CARWO CIID waxa ay kuu furtay dharkii ciida ee caruurta wiilal iyo gabdhaba oo aan idiin ka keenay Turkiga 🇹🇷.

Wixii Faahfaahin lasoo xidhiidh
Tell: 4522832. 0633306471

19/04/2021
Want your business to be the top-listed Clothing Store in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Saaweer Street
Borama