Burhaan tech

Burhaan tech

Share

We are ready to help you to create your business software, make your business progress and develop

27/09/2022

Assembly language waa maxay?

Waa low level programming language (waxa Laga wada luqad ay fahmayan hardware ku) kaasi oo lagu programiyo processors ka iyo devices ka kale ee wata chips ka la programming karo sida talaajadaha, qasaaladaha iwm.

Kaliyaata maaha Hal luqad(single language) assembly language ku balse waa luqado badan (group of languages).

Assembly language waxa lo yaqaana sido kale assembly code.

Assembly waa luqada ugu badan ee uu ku dhisan yahay CPU kasta oo aduunka yaala.

Assembly ga marka la joogo programmerku kaliya wuxu ku shaqeynaya operations kuwaso si direct ah uu ugu implement gareynayo physical CPU ga.

Ugu danbeyntii Luqadan waxa ay weli faa'ido ugu ledahahay programmers ka marka la joogo speed ka, iyo marka la rabo in lagu fuliyo operation kaas oo aan lagu samayn Karin high level language ka.

03/09/2022

Cashir tusaala oo ka mida cashirada training ka socda

Want your business to be the top-listed Computer & Electronics Service in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Borama