Kullan Tech

Kullan Tech

Share

KullanTech waxa aan bixinaa adeegyada kala duwan technologyada

20/02/2025

Kullan Tech Adeegyada aan bixino waxa ka mida..
1=web development
- E-commerce website
- E-learning website
- Personal website
- News website
2:Software developmet POS
3:CCtv Camera Installation
4:fingerprint Installation
5:Graphic design

contact
phone: 634564186
email: [email protected]

31/08/2024

KullanPos-inventory management system waa system loogu talo galay ganacsatada si ugu maamulaan ugu xisaabsadaan ganacsigooda systemkaan waxa uu qaba naya shaqooyin badan ka midyihiin:
-qaybta iibka
-qaybta alaabta
-qaybta macmiilka
-qaybta alaabta noocyadeeda kala duwan
-qaybta reports(warbixinta)
-qaybta ku sheegaysa alaabtu markay kaso dhamaanyso
-qaybta dalabaadka alaab ad dalbatay
-iyo qaybo kale

nagala so xidhiidh
Email: [email protected]
Email:[email protected]
phone: 63 6168742

05/08/2024

Kullan Tech waxaan bixinaa oo qabana adeega xidhista camerooyink aminiga hadii ubahantay ina la socoto goobtada shaqo ama goobtada ganacsi howlaha ka dhex socda ina la socoto waxa ku xidhaynaa camera cctv ku maamulan karto goobta waliba qiimo jaban Nala soo xidhiiidh
whatsapp: 63 6168742
Email: [email protected]
website: kullantech.com

Home - kullantech 09/07/2024

waxa website keena idiinku diyaara adeegyo kala duwan sida
-Web design
-Software development
-CCtv installation
-Graphic design
-Fingerprint Installantion

Soo raac so booqo macluumad badan ka heli doontan

Home - kullantech Waxa aan bixinaa adeegyo tayo sare leh ay qabanayaan shaqaale xirfad iyo waayo aragnimo dheerada u leh shaqada ay qabanayaan

21/03/2024

Shirkadda "Cognition" ayaa daah-furtay barnaamij Ai magaciisu yahay "Devin AI", kaasoo ah Software Engineer-kii ugu horreeyay oo AI ah.

Devin AI: Shaqdiisu waa dhisidda barnamijadaka softwareska iyo website-yada, isagoo isticmaalaya "AI" ama "Garaadka Mac malk Ah".

Heerka awoodiisuna waa mid aad u sarraysa, isagoo kaliya kaaga baahan hal kalmad oo kooban, si uu kuugu dhiso software ama website dhamaystiran.

Suurayso bal, barnaamij dhamaystiran buu kuugu dhisayaa kaliya adigoo siinaya hal weedh oo gaaban.

Kullan Tech

19/02/2024

Kullan Tech Web Development Pricing Plan

nagala so xidhiidh= 63 6168742

Want your business to be the top-listed Media Company in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Borama