Adal Post Media
Waaa page lagu soo gudbin doono postive iyo vedio hd and sport iyo qosoliyo qaraxo nagu soo biir
Muuqaal halis ah oo ay qabatay cameradaha cc tvga muqdisho
Sii share garee mhdsanid
17/11/2024
Madaxa Arrimaha diinta ee Turkiga, Cali Erbas ayaa su'aal xujo ah hor dhigey in kabadan laba bilyan oo muslimiina oo ku nool Dunida daafaheeda.
Cali Erbas ayaa yidhi "yaan la iloobin xadiiskii Nabigeena SCW ee ahaa, markaad wax xun aragtaan, xumaaanta gacmihiina ku saxa."
wuxuu intaasi raaciyay "Maxay laba bilyan oo muslimiina gacmahooda ku sameynayaan maanta.? iyadoo ku dhawaad 30 kun oo caruur F-/-stiiniyiina lagu dilayo indhahooda hortooda."
Wuxuu xusey in xumaaantani ay ku suuleyn in salaada marka la tukado loo duceeyo F*/-st-n oo la yidhaahdo "Qalbigaa ka dhibsaneynaa" balse loo baahan yahay buu yidhi in naxariis daradan wax laga qabto inta ayna cuqabada dulmigaasi inawada haleelin.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Borama