ADAL Medical University

ADAL Medical University

Share

Waxaanu Diyaarinayna Hogaamiyaasha Caafimaadka ee Cusub, Waxaanu DIyaarinaa Jiilka Cusub ee Cafimadka

26/05/2026

๐ŸŒ™โœจ Ciidul Adxaa Mubaarak โœจ๐ŸŒ™

Jaamacadda ADAL Medical University waxay hambalyo iyo bogaadin u diraysaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed, ardayda, macallimiinta, iyo guud ahaan ummadda Muslimiinta munaasabadda barakaysan ee Ciidul Adxaa.

ุนูŠุฏ ุฃุถุญู‰ ู…ุจุงุฑูƒ
Eid Adha Mubarak
Ciid Wanaagsan ๐Ÿ•‹๐Ÿค

โ€œAlle ha naga aqbalo camalka wanaagsan, hana innagu gaadhsiiyo farxad, caafimaad iyo barwaaqo.โ€

15/05/2026

๐ŸŽ“ Ardayda sharafta leh ee Jaamacadda,
Waxaan idinku martiqaadaynaa muxaadaro qiimo badan oo ku saabsan ilaalinta aqoonsigaaga, fikirkaaga iyo afkaarta wanaagsan.

๐Ÿ—“ 17 May 2026
โฐ 8:00 AM
๐Ÿ“ Adal Medical University Hall

๐Ÿ“š Ka faaโ€™iidayso casharro iyo wacyigelin muhiim ah.
โœจ Ka Soo qaybgal wacan dhammaan ardayda jaamacadda.

Want your school to be the top-listed School/college in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Borama
000