Eltire Tv

Eltire Tv

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Eltire Tv, Journalist, Habaaz, Borama.

22/06/2026

Munasaabada Sanaadka Guuradaa 49 ee Calanka Djibouti 🇩🇯

18/06/2026

Muddo ayaa laga joogaa markii ay Xukuumadda Somaliland bilowday dadaallada nabadaynta beelaha Ciise iyo Samaroon, hase yeeshee bulshada ku nool gobollada ay arrintani khusayso ayaa weli sugaysa natiijo muuqata oo la taaban karo.

Qaar badan oo ka mid ah shacabka ayaa qaba in loo baahan yahay in la dardargeliyo wada-hadallada nabadda, isla markaana si dhab ah loo dhaqaajiyo heshiisyadii iyo ballanqaadyadii h**e loo gaadhay. Waxa ay tilmaamayaan in nabad waarta lagu gaadhi karo tallaabooyin cadcad, fulin joogto ah, iyo in si siman loo dhegeysto tabashooyinka dhammaan dhinacyada.

Bulshada gobolka ayaa rajaynaysa in xukuumaddu mudnaan gaar ah siiso dhamaystirka hawlaha nabadaynta, si loo helo xasillooni, wada noolaansho, iyo horumar waara oo ay ka faa'iidaystaan dhammaan shacabka.

15/06/2026

Sawir: Masraxa Xafladda Dugsiga Sacadu-Diin ee Magaalada Saylac

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Habaaz
Borama
HS

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00