Abdirahman makalow

Abdirahman makalow

Share

wa page madax banan on ugu talo galay inan kuso bandhigo waxi macluumaad ah , Diini iyo Aqoon wadaag

21/12/2018

Geeri hadii ay kudayso
( Kumaba daynaysee )
Ma Gabbow aya kudayn?

Photos 15/11/2015

Tolaay tolaay dalkaygow
Tasoobimaysid dhulkaygow
Tallo xume hadu ku tuurray
Taarikhdaan tirmin waligeed
Tolaay tolaay dalkawgow
Tusmadaan lahaayoow
Tabashadi naftaydoow
Tallo xume hadu ku tuuray
Taarikhdan tirmin waligeed
Tolaay tolaay soomaalaay
Tallo xumayaasha toosinow
Cadawgooda taakuleeyaay
Nimaan itoosin jirrin shalay
Sidda aar libaax oo hurda
Tinta iisalaaxi jiray daraad
Muxu maanta dhiiiranaan
Dhulkawgow kugu tashtaa
Tolaay tolaay dalkawgow
Adaa waliga igga taggayn
Tiigsan maayo waligey
Taarikhda ninki ku tuurray
Tolaay tolaay dhulkaygow
Adaan waliga tasoobayn
Turan turooday maanta
Tiiraanyooday maanta
Taagerana k**a filanaayo
Nin damiir toosan lahayn
Dunni u tabciyo dollar u hello
Dalkaygow darxumo kuubaday
Allow dalkayga allow dadkayga
Allow dalkayga allow Taageer
Allow adda waxba mooganayn
Allow addan ku maggansaday.

Abdirahman Makalow

10/07/2015

صار الكثير يغرق فى حزن وهم لاى سبب فى هذه الدنيا ليست هذه المشكله فحسب , بل المشكله عندما لا تجد من تحكى له وتفصح له عن الامك واوجاعك فتخشى ان سهزق بك او يفشى سرك , فنبحث عن " مجرد كلمات " نشعر بها بالارتياح عندما نقرأها ...

01/07/2015

A part of you has grown in me
And so you see, it's you and me
Together forever and never apart
Maybe in distance, but never in heart .

Want your university to be the top-listed University in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Makalow
Borama