Awdal Archives

Awdal Archives

Share

📜 History | 🌍 Culture | 🎥 Archives

01/03/2026

Esmail Qaani waa ninka kaliya ee ka badbaaday isku day dil 3-jeer ee ay maleegeen Israil iyo Mareykan

—Maalinki ladilay madaxii Xisbullah Xasan Nasrallah wuula joogay wuuna bad baaday

—Dagaalkii 12-ka maalmood socday 2025 ee lagu dilay saraakiil sar sare oo Iran ah Qaani wuu joogay wuuna bad baaday

—Duqeentii maanta ee lagu dilay Khamenei wuuka bad baaday.

23/02/2026

Fashilka ay dhexda kaga jiraan mamulka dowlada hoose
Awdal Archives

30/01/2026

Boorama:- Maalintii ay Dhacday Musiibadii Weynayd !!

42-sano ka hor maanta oo kale 30/01/1984-kii maalin Isniin ah, qofkii dhex-joogay magaalada Boorama weli ma ilaawin wixii dhacay maalintaa.

70-qof ayaa ku geeriyooday weerar culus oo diyaaradaha Ethiopia ku soo qaadeen magaalada Boorama waxana ku dhaawacmay in ka badan 100-qof, dadkii ku shahiiday weerarkaasi xaq-darrada ahaa waxa ka mid ahaa 37-arday iyo 4-macalin.

70-guri iyo qaar ka mid ah dugsiyadii waxbarashada oo ku burburay gantaaladii diyaaradaha xabashida ayaa ka mid ahaa khasaarihii xiligaa soo gaadhay magaalada.

Hadaba maxay ahayd sobobta ay Ethiopia u bartilmaameedsanaysay magaalada Boorama ??

Want your business to be the top-listed Media Company in Borama?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Bille Road No1
Borama
LATITUDE:9.93869.LONGITUDE43.18392