Hiil

Hiil

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Hiil, Advertising/Marketing, Bosaso.

19/02/2021

Waddooyinka Muqdisho Oo Xiran Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Bannaanbaxa

Waxaa saaka xiran qaar ka mid ah waddooyinka Magaalada Muqdisho, iyadoo la filayay in Saaka Caasimadda uu dhaco bannaanbixii ay horay ugu dhawaaqeen Midowga musharixiinta, kaasi oo loo ballansanaa maanta oo jimco ah.
Isgooysyada ugu waa weyn Caasimadda ayaa lagu arkayaa Ciidamo farabadan oo jooga, iyadoo ay xusid mudan tahay in guud ahaanba la xiray waddooyinka soo gala Taallada Daljirka daahsoon oo ah halka la filyay in saaka uu ka bilowdo bannaanbaxu.

Ciidamo farabdan ayaa saaka taagan wadda kasto iyo guud ahaanba Taallada, waxaana Ciidanku ay dadweynaah u diidayaan in ay isticmaaalaan waddooyinka soo gala iyo kuwa ka baxa Taallada, waxaana lasoo dhoobay Ciidamo kala duwan

Saaka oo la filyay in Taallada daljirka daahsoon uu ka billowdo mudaharaadkii ay midowga musharixiintu ku dhawaaqen maalmo ka hor ayaa u muuqata in xaaladdu ay isbeddashay, maaddama goobtii lagu ballamay ay hadda Ciidanku la wareegeen.

Dhanka kale xaaladda muqdisho ayaa saaaka u muuqata mid daggan, kadib dagaalkii xalay ka dhacay Magaalada ee u dhexeeyay Ciidanka Musharixiinta iyo Ciidamada Dowladda.

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Website

Address


Bosaso