Golis Telecom
The largest telecommunications operator in the Puntland state of northeastern Somalia
28/05/2026
Macmiil, adeegga Xurmo waxaan kugu diyaarinay Xaqul Ciid oo ah qiimo dhimis ballaaran oo lagugu sameeyey xirmooyinka Internet ka.
Shirkaddu mar walba macaamiisheeda libaax bay ku dhufaneysa 😁.
25/05/2026
Ha moogaan ciyaarta Final ka ee xiisaha iyo xamaasadda badan leh ee u dhexaysa Caasimadaha Garoowe & Qardho, si toos ah ugala soco App ka Same TV App.
Caasimadee u saadaalineysaa koobka galabta Aragtidaada nala wadaag ?
24/05/2026
Mar dhow 👀
21/05/2026
Macmiil, ka faa’iideyso xirmada Jimcaha, si aad u hesho internet (Unlimited ah) muddo 24 saac ah. Shirkadda Isgaarsiinta Golis Telecom waxay Jimce wanaagsan idinka soo leedahay Magalada Dhahar.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Golis Tower Bosaso
Bosaso
0252
Opening Hours
| Monday | 07:00 - 21:00 |
| Tuesday | 07:00 - 21:00 |
| Wednesday | 07:00 - 21:00 |
| Thursday | 07:00 - 21:00 |
| Friday | 09:00 - 17:00 |
| Saturday | 07:00 - 21:00 |
| Sunday | 07:00 - 21:00 |