Bosaso Tech Summit

Bosaso Tech Summit

Share

The Goal of this Center is to provide a platform for young Somalis to showcase their Innovators,

Photos from Bosaso Tech Summit's post 03/05/2026

Hambalyo mudan 🎉
Jaamacadda ayaa bilad sharaf guddoonsiisay guddoomiyaha shirka teknoolojiyadda Boosaaso, taasoo muujinaysa dadaalka iyo kaalinta muuqata ee uu ka qaatay horumarinta aqoonta, hal-abuurka, iyo kobcinta teknoolojiyadda bulshada.

Abaalmarintan waxay dhiirrigelin u tahay dhalinyarada iyo dadka ka shaqeeya dhinaca innovation-ka iyo technology-ga, si ay u sii xoojiyaan dadaalkooda iyo adeegga bulshada. Hambalyo mar kale guushan qiimaha leh.

02/05/2026

Agaasimaha shirka Technologyada Bosaso Eng.Mohamud Hassan ayaa maanta kaqaybgalay Bandhiga Technologyada Jaamacadda Citycot.

Agaasimaha ayaa dhiirigaliyeey Jaamacadda iyo dhalinyarada latimid hal abuurka wax ku oolka ah.

Dhalinyarada ayaa lagu casumay shirka soo socda si hal abuurkooda loogu dhiirigaliyo.

19/03/2026

🌙✨ EID MUBAARAK – CIID WANAAGSAN ✨

Bahda Bosaso Tech Summit waxay idin la wadaagayaan farxad iyo hambalyo ku aaddan munaasabadda barakeysan ee Ciidul Fidriga

🎊 Ciiddaan ha noqoto mid:
✔️ Farxad leh
✔️ Nabad leh
✔️ Barwaaqo leh

🤲 Ilaahay ha inaga aqbalo soonkeenna, salaaddeenna iyo dhammaan camalkeenna suuban.

💡 Waxaan rajaynaynaa in ciiddaan ay noqoto bilow cusub oo horumar iyo guul u ah dhammaanteen.

Ciid Mubaarak dhammaan! 🌙🎉

12/02/2026

Jimce Wanaagsan

Photos from Bosaso Tech Summit's post 11/02/2026

Sawiro Muujinaaya Quruxdii iyo kaqaybgalkii Shirka Teknoolijiyadda Bosaso sanadkiisii .

Want your business to be the top-listed Event/venue in Bosaso?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


AirportRoad
Bosaso
252