Kalatuur
Kalatuur Brokerage Firm helps you get the best real estate deals, lands and business shares through the best brokers.
11/07/2023
Shirkadda Kalatuur waxa ay idiin haysaa gaariga JAC oo ah noocii u dambeeyey 2023. Qiimihiisu waa $27,500. Wixii faahfaahin ah nagala soo xiriir:
907 720 628
25/04/2023
15/01/2023
Gaari nin weyn Toyota Kluger ah, midabkiisu qalin yahay, dhaqaaleysan oo joogay hal sano keliya qiimihiisu yahay $6,500 oo soo baxay sannadkii 2007 waana 7 seat.
Kusoo dhawoow gacmo furan.
Wixii faahfaahin ah, nagala soo xiriir WhatsApp: 907 720 628
06/02/2022
Waxa aannu idiin haynaa Toyota Hilux labo shirle ah, isteerinkuna yahay midigta oo cusub. Waxa ay taal Boosaaso. Qiimeheeduna waa $12,000.
Nagala soo xiriir: +252907720628
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Website
Address
Bosaso