Anfac Graphics
Anfac Graphics waa shirkad hal-abuur leh oo ku takhasustay bixinta adeegyada xayeysiinta iyo nashqadeynta (Graphic Design) casriga ah.
15/02/2026
Waxaan naqshadeynaa oo fulinnaa ๐ผ๐น๐ผ๐น๐ฒ๐๐ฎ๐ฎ๐น ๐
๐ฎ๐๐ฒ๐๐๐ถ๐ถ๐ป ๐ผ๐ผ ๐ต๐ฎ๐น-๐ฎ๐ฏ๐๐๐ฟ ๐น๐ฒ๐ต, ๐๐ถ ๐
๐ถ๐ฟ๐ณ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐๐๐ฎ๐ป ๐น๐ผ๐ผ๐ด๐ ๐ต๐ผ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐๐ผ ๐น๐ผ๐ผ๐ป๐ฎ ๐ธ๐ผ๐ฏ๐ฐ๐ถ๐๐ผ ๐ด๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ, laguna gaaro macaamiil badan iyo suuq ballaaran.
๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ ๐ฎ๐ฐ๐บ๐ถ๐ถ๐น ๐๐ฎ๐
๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ธ๐๐ ๐ต๐ฎ๐๐ป๐ฎ ๐ณ๐๐ฟ๐๐ฎ๐ฑ ๐ฎ๐ฎ๐ป ๐ธ๐๐ด๐ ๐ถ๐ถ๐ฏ ๐ด๐ฎ๐๐ป๐ฅฐ ๐ธ๐ฎ๐ฟ๐ป๐ผ ๐ฏ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ฐ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐ป๐ฎ๐ด๐ผ ๐ฎ๐ฑ๐ฒ๐ฒ๐ด๐๐ฎ๐ป๐ฒ๐๐ป๐ฎ , ๐ธ๐ต๐ถ๐ฏ๐ฟ๐ฎ๐ฑ๐ฎ ๐ฎ๐ป ๐ ๐น๐ฒ๐ป๐ฎ๐ต๐ฎ๐ , ๐ถ๐ถ๐ฏ ๐ด๐ฎ๐๐ป๐๐ฎ ๐ถ๐๐ผ ๐ต๐ผ๐ฟ๐๐บ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐ป๐๐ฎ ๐ด๐ฎ๐ป๐ฎ๐ฐ๐๐ถ๐๐ฎ๐ฑ๐ฎ
-------------
nagala soo xiriir whatsappNumber 906 211 414 / 0906726426
05/01/2026
๐๐ป๐ป๐๐ฎ๐น ๐ฅ๐ฒ๐ฝ๐ผ๐ฟ๐ ๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐ฑ
Sanadkii 2025 wuxuu noo ahaa sanad hal-abuur iyo guulo waaweyn aan gaarnay.
Waxaan ku faraxsanahay inaan qabanay shaqooyin tayo sare leh oo bilicsi leh, annagoo si dhow ula shaqeynay qaybaha kala duwan ee bulshada. Kalsoonida ay na siiyeen macaamiisheena ayaa noo suurtagelisay inaan fulino 953 mashruuc oo isugu jira nashqadeyn, suuqgeyn, iyo dhisidda sumadda ganacsiga.
โGoobihii Aan La Shaqeynay (Our Partners in Success)
macaamiil kala duwan, kuwaas oo isugu jira:
โShirkado Ganacsi: Waxaan ka caawinay kor u qaadista iibka iyo muuqaalka suuqa, annagoo u sameynay nashqado casri ah iyo suuqgeyn dhijitaal ah oo bartilmaameedsan.
โIsbitaallada (Hospitals): Waxaan u qaabeynay nidaamyo xiriir oo fududaynaya adeegga bukaanka iyo wacyigelin caafimaad oo ku dhisnaa muuqaallo iyo qoraallo soo jiidasho leh.
โUrurada Aan Dawliga Ahayn (NGOs): Waxaan kala shaqeynay ololayaal wacyigelin ah iyo warbixino muuqaal ah (Infographics) oo si cad u muujinaya saameynta mashaariicdooda.
โPersonal Branding (Sumadda Shakhsiga): Waxaan dhisnay muuqaalka shakhsiyaad caan ah iyo hoggaamiyeyaal, annagoo ka caawinay inay bulshada kula xiriiraan qaab xirfadaysan.
2026 waxaan rajeyneynaa sanadkan inaan qabano shaqooyink kasii qurux badan ku wii h**e aan qabanay jirnay
nagala soo xiriir whatsappNumber 906 211 414 / 0906726426
โ
Modern Medical & Fertility Center
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Bosaso
05/01/2026