GREEN HOPE Academy
Kusoo dhawoow GREEN HOPE Academy taas oo kashaqaysa kor uqaadida xirfadaha kala duwan Academy GREEN
25/01/2023
Dhammaan ardayda fasalada 4 aad iyo 8 aad iyo cid walba oo danaynaysa barashada maadada xisaabta waxa aan ogaysiinaynaa in Kuliyadda GREEN HOPE ACADEMY ay kuu daahfurtay barnaamijkan la magac baxay Bar Ama Baro kaas oo ardayda lagu kaabayo maadada xisaabta. Ka faa'idaysi wanaagsan dhammaantiin.
Kala xidhiidh halkan:
063-4062960| 672034400
Tilmaan xafiiska : fooqa sagal jet dabaqa koowaad.
18/12/2022
Bushaaro bushaaro bushaaro
Fursad Dahabi Ah !
Ka faa'idayso fursaddan dahabiga. Kobci aqoontada iyo xirfaddaada adigoo gurigaaga ama goobtada shaqo jooga. Waxa aannu bilaabaynaa bishan 12aad course cusub oo diploma ah kuwaas oo ah aqoon iyo xirfad ku salaysan aasaasiyaadka iyo siraha ganacsiga. Qofkii aqoontan ama xirfadan koradhsadaa waxa uu awood u yeelan doona in uu si fudud ku bilaabo ganacsigiisa gaarka ah.
Waxa aannu bilbaaynaa maaddada nidaamka hal-abuurka ganacsiga iyo maamulka shirkadaha yaryar (Entrepreneurship and Small Business Management) oo Diploma ah.
Haddii aad xiisanayso si aad isku diwaangeliso La xidhiidh WhatsApp ka Call Center kuna dhufo Linkgan :
https://wa.me/message/QISPQDVCJNHOD1
Ama la xidhiidh numberada:- 0633133168/0634062960
.
29/11/2022
Bushaaro Bushaaro Bushaaro
Fursad Dahabi Ah !
Ka faa'idayso fursaddan dahabiga. Kobci aqoontada iyo xirfaddaada fagaare ka hadalka, dhis kalsoonidaada iyo hab hadalkaaga. Machadka GREEN HOPE ACADEMY , waxa uu ugu bushaaraynayaa ardayda jaamacadaha, ardayd dugsiyadda sare iyo qofkasta oo daynayna in uu horumariyo xirfaddiisa fagaare ka hadal iyo wax soo jeedin in uu machadku bilaabayo course ka fagaare ka hadal (Public Speaking). Waxa laguu tababari doonaa hab casriya oo tayadeedu aad u sarayso waana Practical 80% Waxa aannu kuu balan qaadaynaa in aannu kuu horseedi doono isbadal iyo horumar.
Diwaangelintu waxa ay xidhmaysaa 1/12/2022. Ayaan lagaa hor buuxin, hadda is diwaangeli.
Si aad isku diwaangeliso La xidhiidh qaybta WhatsApp Registration Center ka kuna dhufo Linkgan hoose :-
https://wa.me/message/QISPQDVCJNHOD1
Ama la xidhiidh numberada:- 0633133168/0659639446/0634062960.
.
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the school
Telephone
Website
Address
Burco
252