Eng. Abdirisak -Nagiib

Eng. Abdirisak -Nagiib

Share

Abdirisak is a skilled Civil Engineer, creative Designer and experienced Lecturer with a strong background in structural design and sustainable construction.

13/04/2026

Noolahaa yar ee kuu muuqda waxa la dhahaa Demodex.

Waxa uu ku noolyahay baalasha indhaheenna. Habeenkii marka qofku seexdo ayuu usoo baxaa wejiga qofka, halkaas oo ay isku saartaan.

Midda dhedig waxay ku dhashaa 20 ilaa 24 xabbo oo ukun ah godadka yar yar ee timaha baalasha indhaha.

Noolahan yari waxa uu quutaa unugyada dhintay ee wejiga si uu u cusbaanado, waxayna ka qayb qaataan qurxinta maqaarkeenna.

Ilaahay abuurtiisu badanaa.

08/04/2026
Want your school to be the top-listed School/college in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Website

Address


Burco