Eng Mahat

Eng Mahat

Share

Graphic Designer & Motion Graphics

26/04/2026

Sahal Bus Logo Animation ๐Ÿš€

24/03/2026

Asc saaxiibayaal

Mudo badan oon halkan ka maqnaa ugu dambayn Dib ayaan ugusoo laabtay dagalkan waxaynu ku wadaagi doonaa casharo iyo courses ku saabsan technology-yada

waxaan dadaali doonaa intii karaankayga ah

aad iyo aad baad u mahadsan tihiin

27/09/2025

Dhawr iyo toban sano kahor ayuun bay ahayd markii aniga oo yar aan shaashadaha, Tv-yada iyo raadiyaha aan ka daalacan jiray darsiyada sheekheena wayn Sh Muxammed Sh Cumar (Dirir) alla habarakeeyee aniga oo is waydiin jiray sidee loo duubaa darsiyada ama loo edit gareeyaa darsiyada sheekha .

Waxaase farxad ii ah inaan doorkan ka qayb qaato dhawr iyo toban sano kadib darsiga cusub ee sheekha
Kitaabka macaalimu alsuna al nabaawiya
Taasi oo aan kaga qayb galayay xirfadahayga iyo aqoonta aan u leeyahy animations ka

"Dedaalaa Xaaji cabaas buu gaadhaa "

Halaga faaiidaysto casharadaas
Waxaad ka helaysaan bogaga sheekha

Allaaโ€”Mahadleh

Photos from Mahad Designer's post 08/09/2025

๐ŸŽ‰Waxaa farxad ii ah inaan astaan/Logo u sameeyo iyo in aan Brand kooda kala shaqeeyay HWN ๐ŸŒŸ (HargeisaWomanNetwork)
Oo ah madal ay ku midaysan yihiin hablaha hargeisa ๐Ÿ‘ธ

Waxaan Hambalyo iyo bogaadin u dirayaa hablahaa gartay inay bulshadooda wax kusoo celiyaan ๐Ÿซก๐Ÿ™Œ

Halkan ka bogo sida waxan een ugu adeegnay ๐Ÿ‘‡๐Ÿป

Behance: https://www.behance.net/gallery/234194629/HWN-Branding-Guidlines

Nala soo xidhiidh si aan kuugu dhisno Brand kaaga ๐Ÿ‘‡
WhatsApp: https://wa.me/+252637130394

Want your business to be the top-listed Advertising & Marketing Company in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Burco

Opening Hours

Monday 07:00 - 22:00
Tuesday 07:00 - 22:00
Wednesday 07:00 - 22:00
Thursday 07:00 - 22:00
Saturday 07:00 - 22:00
Sunday 07:00 - 22:00