M4

M4

Share

Qofkunacay hadaba socon
Qofkuraba hanaafayn
Nin xanaqay halatalin
Qof nacasa haweheshani

10/07/2025

geel nin ka qaaday kuma leh
ninkaa celiyayse kuma lihi

04/05/2024

Haka tanaasulin riyadaada, si kasta oo ay maalintaadu u xuntahay, iyo si kasta oo ay maalmo xun kuugu soo celceliyaan, hubaal waxaa jiri doonta maalin aad ku dhoola cadeyn doonto guushaada 🌱✨

Subax wanaagsan axbaabii🫶

Want your public figure to be the top-listed Public Figure in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Website

Address


Burco