Find shops in Burco. Listings include Mss heego collection, Iwaydii Herbal, Barawaani supermarket, Abwaan cabdi Najax xudayfi, DEGAN Online Market, Gadari Money Exchange.
Kusoo dhawaada alab qurux iyo qiimo jabanaa ooku cajabin doona
Macmiil ka adeego page meherada TAABSAN Online market goor kasta iyo goob kasta aad joogto kala xidhiidh 252636022206 #kaso horjeedka masjid cali mataan
Ku so dhawoow gobaad xine nagu kalay barashada xine hab online iyo marsashad xineha.nocyada sharato, ama koolo ,sharaxaad baro adigo guriga jooga ama booqo xarunta burco gaar ahan...
Welcome K A online helper meel kasta aad joogto waa laguugu keenayaa dalabkaaga macmiil🛍️
Soo dhawow macmiil waxa aad naga helaysaa alaabo daawoyin cuntooyin saliido dhir iyo wax soo saar kasta oo dabiici ah talo bixino kusaabsan istimalkooda iyo in goobtaada aan kugu k...
kuso dhawow Hani market waxaad ka heleysan alabihi dumarka sida cabayadihi, udugi iyo dhanki alabihi gurya
Nile Online waa meherad ganacsi oo si online ah wax ku iibisa . meel kasta oo aad joogtana waad naga soo dalban kartaa alaabtayada. Nile waxaad ugu imanaysaa tayo,masuuliyad iyo am...
BARAWAANI SUPERMARKET. Getting new partners,Entering new markets,Developing new products Continue re
kusoo dhawoow Damal SuperMarket & SoftFoods. waa SUPERMARKET ku yaalla magaalada Burco, ka soo horje
Ku Xidhnow Xayaato Exchange Dhamaan Sarifka Kala Duwan. Premier Wallet Kana Waanu Ku Sarifi Karnaa. Soo Wac Numberada Shaashada Kaga Muuqda, Markaad Premier Wallet Sarifkiisa Rabto
Sufudud waxku iibso adiga oo jooga joobtaada dhamaan alaabooyinka ,s mopiles computer watches and
Waa shirkadd Keenta Julmad iyo Tafaariiq Alaabahan 1) Saliidaha iyo misajyada 2) Qurxinta faceka and body 3) Dhiraha iyo acshaabta qaybaheeda kaladuwan.
Burco-Somaliland waxa uu ku yaalaa ka soo horjeedka bakharada indho deera
SAKARIYE GROUPS wuxuu ku yaala magalada burco gaar ahaan moolka cali gadhle Qaybta wats app ka nagala soo xidhiidh 63 4321072 ama 659338827
Macmiil Ka sarrifo, sarriflaha Aw-Saalax Money Exchange wakhti walba, hel adeeg deg-deg ah qiime macquula.
halkan waxaad ka heli kartaa waxyaaba badan oo and la help karto xaga iibka ka sarifo nambarkan
Hoyga Daabacadda Agabka Hadiyadaha 8:30 am ila 12:00 4:00 pm ila 10:00
Hoyga iibinta qurxinta guryaha , Mehradaha , iyo Xafiisyada , IWM Sidoo kale diyaarinta Noocyada kala duwan ee hadyadaha ………
Best Quality
Dugsiga Ikhlaas wuxuu bixiya barbaarinta hore (KG), waxbarashada hoose (Primary) iyo tan dhexe (Intermediate), taas oo u saamaxda ardayga in uu helo nidaam waxbarasho oo isku xiran...