GALAD

GALAD

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from GALAD, TV Network, Burao, Burco.

13/04/2024

I am here to congratulate all the Muslim nations on the occasion of Eid al-Fitr, wherever they live.

12/04/2024

Hadii Qoyskan Muslim Noqon lahaa ama u jiro qoys sidan oo kale oo ah muslim ah Imisa Su,aalood oo diinaya ayaa jawaab u bahan

1 Ninkan Ma waxa u Noqonaya Hal Xaasle oo waxaa ka banaan sadex xaas mise laba xaas le oo waxaa ka banaan laba xaas

2 meherka ma waxaa loo Xisaabinaya laba qof iyo laba meher maadama oo ay wataan laba magac shardiga meherkana ay ku Jirto Magaca gabadha la meherinayo

Hoos ku Qor Hal ama Laba Suaal oo diiniya oo Maxkadaada Ku Soo Dhacday?????

Ku Darsoo Xisaabta Waxay Wadaagan Hal Xubin taran oo Dareenka Jidh kooda Isku Si u Dareeman galmada

02/01/2024

mudane madaxwayne, waxkasta oo aad taariikh lagugu xasuusto ka tagi laheehd ama kuu qabsoomay waxaa ciida ka hoos mariyey in jiilasha danbe ay kugu xasuustan doonaan in xilligii ay Ethiopia badeenna qaadatey inuu in uu soomaaliland madaxwayne ka ahaan jirey nin la odhan jirey Muuse Biixi Cabdi la dhehi jirey taas ka fiirso .
fadlan moddaas maanta baalkaaga dahabiga ah ah haku qorin.
yaaney kula fogaanin ictiraaf raadintu.
dhawr guulood oo waawyn ayaad u soo hoysey soomaaliland
guulahaas oo dhan waxaa wax k**a jiraan ka dhigi doona in dalkeeni caawa aad u sexeedo dalkale .


waxaan jeclaan lahaa in waqadaa layga gaadhsiyo madaxwaynaha somaaliland

Want your business to be the top-listed Media Company in Burco?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Category

Telephone

Address


Burao
Burco
252