Elsar Media Production
Elsar Media is Digital marketing and photo/Video Company that offers high quality product and servic
๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐
๐๐ฑ๐ฆ๐๐ ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐ ๐๐ฌ๐ฆ๐๐๐๐ข๐ข๐ฅ, oo kamid ah ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐ฒ๐๐ญ๐ ๐๐๐ ee ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐, ayaa sharaxaya mid kamid ah ๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐ซ๐ข๐ข๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐ ay soo diyaariyeen, kaas oo ku saabsan ๐๐๐๐ค๐ ๐ฆ๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ข๐๐๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ข๐ฌ๐ค๐ฎ ๐๐ฎ๐๐๐๐ซ๐ข๐๐ค๐ ๐๐ก๐๐ฆ๐ฆ๐๐๐ง ๐ก๐๐ฐ๐ฅ๐๐ก๐ ๐๐ก๐๐ช๐จ ๐๐ ๐๐ฎ๐ฌ๐๐ข๐ญ๐๐๐ฅ๐ค๐ ๐ฌ๐ข ๐ฅ๐จ๐จ ๐ค๐จ๐ซ๐๐ก๐ข๐ฒ๐จ ๐ญ๐๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ ๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐๐๐ข๐ฆ๐๐๐๐ค๐ ๐ข๐ฒ๐จ ๐ก๐ฎ๐๐ง๐๐๐ง๐ญ๐ ๐ฆ๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ค๐ (๐๐จ๐ฌ๐ฉ๐ข๐ญ๐๐ฅ ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฆ).
๐๐ข๐ข๐ ๐ฌ๐ข ๐๐๐๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ: ๐๐๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐ ๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐ซ๐ข๐ข๐๐๐ ๐๐ข๐๐๐๐ฆ๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐ก (๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฆ๐ฌ ๐๐ฑ๐ก๐ข๐๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง)
13/07/2026
Maamulka, ciyaartoyda iyo taageerayaasha Kooxda ku Cayaarta Magaca Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaarada Gobolka Sanaag waxay si kal iyo laab ah ugu mahadcelinayaan Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada goโaanka taariikhiga ah ee uu kooxda ku qarameeyey, kana dhigay koox si rasmi ah u heli doonta Xuquuqaha Kooxaha kale ee Dhigooda ah, iyadoo Kooxdu muddo dheer oo magaca Wasaaradda ay ku ciyaaraysay aan wax gunno ah qaadan.
Sidoo kale, waxay Kooxdu mahadnaq gaar ah u Dirayaan Wasiiru-dawlaha Amniga Jamhuuriyadda Somaliland iyo Isuduwaha Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Gobolka Sanaag, kuwaas oo door muuqda ka qaatay, kana garab istaagay hirgelinta qaramaynta kooxda. Tallaabadani waa dhiirrigelin weyn oo u soo hoyatay bahda ciyaaraha, waxaana Alle uga baryaynaa dhammaantood inuu ku guuleeyo adeegga ay u hayaan qaranka iyo horumarinta dhallinyarada.
๐๐๐ฐ๐๐ ๐๐๐๐๐ข ๐๐๐ฑ๐๐ฆ๐๐, oo kamid ah ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐ฒ๐๐ญ๐ ๐๐๐ ee ๐๐๐๐๐๐ ๐๐๐๐๐๐๐๐๐๐, ayaa si heersare ah oo xirfad, aqoon, hal-abuurnimo iyo kalsooni leh u sharaxaysa mid kamid ah ๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐ซ๐ข๐ข๐๐๐ ๐๐๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ ๐๐๐ ay soo diyaariyeen, kaas oo ku saabsan ๐๐๐๐ค๐ ๐๐๐๐ฆ๐ฎ๐ฅ๐ข๐๐๐, ๐๐ข๐ข๐ฐ๐๐๐ง๐ ๐๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐, ๐๐ข๐ฌ๐๐๐๐ข๐ง๐ญ๐, ๐๐๐๐๐ ๐๐ฅ๐ค๐, ๐ข๐ฒ๐จ ๐๐ซ๐ฎ๐ซ๐ข๐ง๐ญ๐ ๐๐๐๐๐ ๐๐ก๐ ๐๐๐ฑ๐๐๐ซ๐๐ฌ๐ก๐๐๐ (๐๐๐ก๐จ๐จ๐ฅ ๐
๐๐๐ฌ) ๐๐ ๐๐ซ๐๐๐ฒ๐๐ (๐๐๐ก๐จ๐จ๐ฅ ๐
๐๐ ๐๐๐ง๐๐ ๐๐ฆ๐๐ง๐ญ ๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฆ).
๐๐ข๐ข๐ ๐ฌ๐ข ๐๐๐๐ก๐ง๐จ๐ฅ๐จ๐ ๐ฒ: ๐๐๐ง๐๐ก๐ข๐ ๐ ๐ ๐๐๐ฌ๐ก๐๐๐ซ๐ข๐ข๐๐๐ ๐๐ข๐๐๐๐ฆ๐ฒ๐๐๐ ๐๐๐ฌ๐ซ๐ข๐ ๐ ๐๐ก (๐๐ฒ๐ฌ๐ญ๐๐ฆ๐ฌ ๐๐ฑ๐ก๐ข๐๐ข๐ญ๐ข๐จ๐ง)
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
London