Ramadan Private School RPS
Dalladda Dugsiyada Ramadan waxaa ku midaysan macaahidda kala ah:
1.Ramadan Private School RPS
2. Ramadan College for Adult Education Primary and Secondary.
3.
Barashada Korontada:
Mac-hadka RPS Gaalkacyo waxa uu qaadanayaa arday cusub oo barashada Korontada ah.
Waqtiga ardayda cusub la qabanayo waa habeenkii bacdal maqrib.
La xiriir xafiiska RPS: 0906790095
Ama WhatsApp: https://wa.link/ma8e93
27/04/2026
Diploma in Medical Laboratory
Barashada Shaybaarka:
Mac-hadka RPS Gaalkacyo waxaa dib loo bilaabay koorsada Shaybaarka oo horayna uga bixi jirtay Mac-hadka.
Hadaba waxaa la qabanayaa arday cusub oo barashada Shaybaarka ah:
Waqtiyada Ardayda Cusub la qabanayo
Subax ama Galab kii aad rabto dhigan kartaa.
Ardaydu waxay heli doonaan Practical joogta ah iyo casharo tayaysan.
Sidoo kale waxaa mac-hadka kabaxa
1.Diploma in Nursing (Kalkaaliye Caafimaad)
2. Diploma in Pharmacology (Barashada Daawooyinka)
Ku soo biir Mac-hadka RPS oo noqo xirfadle caafimaad.
RPS Office: 0906790095
WhatsApp: RPS Office: 0906795709 ama 0906790095.
WhatsApp: https://wa.me/252906795609
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
Galkacyo-Puntland-Somalia
Gaalkacyo
252