Saxansaxo Tech
Digital Transformation Company
24/05/2025
π¨ Google I/O 2025: Teknoolojiyadii Ugu Yaabka Badaneed Ee Dadku Ka Hadlayaan! π¨
Toddobaadkii h**e, Google I/O 2025 waxay ku soo bandhigtay horumaro waaweyn oo ku saleysan Artificial-ka (AI). Waxaa si gaar ah loo xusay Gemini 2.5, kaas oo ah nooca ugu awoodda badan ee AI ah ee ay Google weligeed samayso. Gemini 2.5 wuxuu keenayaa horumar dhanka fahamka iyo qorista barnaamijyo aad u balaaran
Shirka Google I/O 2025 waxaa sidoo kale lagu soo bandhigay badeecooyin cusub oo badan, balse 3 kamid ah ayaa si gaar ah uga dhex muuqday oo si weyn u faafay.
1. π¬ Veo 3 - AI-Powered Video Generation (Comment Section ka fiiri muqaal Ai lagu sameeyey)
2. π§ Project Astra
3. π Android XR & Project Moohan β Extended Reality
Marka laga soo tago hal-abuurka dhanka AI-ga, Google waxay sidoo kale soo bandhigtay badeecooyin kale la taaban karo oo ay kamid yihiin Android 16, Wear OS, Google Wallet, iyo Play Store.
Horumaradan ayaa muujinaya sida Google uga goβan tahay inuu hormuud ka noqdo dhinacyada kala duwan ee Technology-ga AI, muuqaal-abuurka iyo guud ahaan Technology.
16/05/2025
Maku jirtaa dadka sugayo Andriod 16?!
29/03/2025
Ciid mubaarak dhamaan ummadda muslimiinta qaastan ummadda SOMAALIYEED
27/03/2025
Guuleystaha!!
Hanbalyo π₯³π
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Gaalkacyo