MJ Photography
Mj photoz
24/03/2021
Xaflad heer sare Ah oo Abaalmarino lagu Gudoonsiinayo guuleestayaashii tartamadii kala Duwanaa
ee (Al-culuum Secondry School) ayaa waxa ay kadhacaysaa (Hotel peace)
goobta: Peace Hotel
Saacada:9:00 subaxnimo
Taariikhda: 24/3/2021
Maalinta: Khamiis
07/03/2021
XALFAD MEHER
DAAHIR NUUR ISMAIL
AMINO FARAH MOH'ED
Noo ogoLaw inaan Malintada
si Hagar La.aan kugu Shaqeyno
Mudane Marwo
Wxii Faah Faahin ah
Nga so Wac
0906038695 0906752043
mahadsanidin
11/02/2021
Al-Culuum Socandry SchooL
xaflad heer sare ah oo lagu abaalmarinayay ardayda Dugsiga Sare ee AL-CULUUM SECONDRY SCHOOL
ayaa waxa ay kadhacday Dugsiga Sare Ee AL- CULUUM Secondry School waxaana kaqayb galay
maamulka Deg. Burtinle
maamulka Dugsiga Sare ee AL -CULLUM Secondry School iyo Waaridiinta Ardayda
waxaana lagu Abaalmariyaay Ardaydii kaalmaha gashay
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Telephone
Website
Address
252906038695
Gaalkacyo
MJ