Milgo Production

Milgo Production

Share

Milgo Production is a full-service creative agency that specializes in photography, videography

16/04/2026

Liyad Event

Photos from Puntland State University Galkaio  Campus's post 07/01/2026
Photos from Milgo Production's post 13/12/2025

Sawiro
Hambalyo Nafiso iyo Mohamed
"Wada noolaado nabad ku waara
"بارك الله لكما و بارك عليكما و جمع بينكما في خير
WhatsApp 0907599989
Milgo Wedding

Photos from Milgo Production's post 06/12/2025

🎉 Daahfurka Rasmiga ah ee HOTEL CADDUUN – Gaalkacyo 🎉

Waxaan ku faraxsanahay inaan bulshada la wadaagno furitaanka Hotel Cadduun oo si rasmi ah looga daahfuray magaalada Gaalkacyo. Munaasabadda waxaa ka soo qayb galay marti sharaf tiro badan oo ay ka mid yihiin:
✨ Wasiirro ka tirsan Dowladda Puntland
✨ Xildhibaano
✨ Isimo & Waxgarad
✨ Dhalinyaro & Ganacsato
✨ Madax kala duwan oo ka kala socday Maamulada Puntland & Galmudug

Hotel-ka waxaa hirgeliyay Crisaaq Cali Iniin, isagoo bulshada u soo kordhiyay adeeg casri ah oo tayo sare leh.

Milgo Production ahaan, waxaan sharaf weyn u aragnaa in aan qaban-qaabada munaasabaddan u qabanay Full Event Management, annagoo si buuxda u agaasinnay:
🎤 Dhamaan hab-maamuuska
🎥 Live Production
✨ Qurxinta & Stage-ka
🔊 Sound & Light Setup
📸 Photo & Video Coverage

Waxaan u mahadcelineynaa cid walba oo ka qeyb gashay furitaankan taariikhiga ah.

Hotel Cadduun — Hal-abuur, Horumar & Martigelin Heer Sare ah.
Milgo Production — Your Event, Perfectly Managed.

Want your business to be the top-listed Photography Service in Gaalkacyo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Telephone

Address


Daraawiish
Gaalkacyo