Peace and Development Forum

Peace and Development Forum

Share

Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Peace and Development Forum, Non-Governmental Organization (NGO), Galkayo Mudug, Gaalkacyo.

17/03/2026

Allaha SW ayaa mahad leh 🤲
Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 17/03/2026 noo suurto gashay inaan qabanno munaasabadda ciidsiinta agoonta Gaalkacyo, taas oo aan wadno sanadkii 8-aad si joogto ah.

Sanadkan 2026 oo ku beegan 1447H, waxaan ciidaiinay 308 agoon oo ka mid ah agoontii aabayaashood ku waayay colaadaha ka dhacay gobolka Mudug, gaar ahaan magaalada Gaalkacyo.

Ciidsiintan ma aha oo kaliya gargaar, balse waa wacyigelin bulsho oo ku saabsan nabadda, is-dhexgalka bulshada, iyo isu naxariisashada. Waxay xoojinaysaa midnimada, wadajirka, iyo rajada mustaqbal wanaagsan.

Waxaan si gaar ah ugu mahadcelineynaa dhammaan cid kasta oo gacan ka geysatay ka farxinta agoontaas ha ahaato taageero dhaqaale, dadaal iyo mid duco intaba.

15/03/2026

MAHADCELIN
Madasha Nabadda iyo Hormarinta waxay u mahacelinayaa shirkada Korontada GECO oo ka qayb-qaaday Ciidsiinta Agoonta Gaalkacyo Sanadkaan 2026/1447
Way mahadsanyihiin

13/03/2026

MAHADCELIN
Madasha Nabadda iyo Hormarinta Peace and Development Forum waxay u mahacelinayaa Urururka Samafalka Somalia Orphanage Support oo Fadhigiisu yahay wadanka Maraykanka oo ka qayb-qaaday Ciidsiinta Agoonta Gaalkacyo oo Ciidsiinaya 40 kamid ha Agoonta la ciidsiinayao Sanadkaan 2026/1447

Way mahadsanyihiin

Photos from Horncenter - HC Dialogue's post 16/11/2025
Want your organization to be the top-listed Non Profit Organization in Gaalkacyo?
Click here to claim your Sponsored Listing.

Culinary Team

Attire

Telephone

Address


Galkayo Mudug
Gaalkacyo