Rahim Events
Events Plannner
Guri
Guryo mataana oo si casriyeysan looga dhisay magalada Gaalkacyo
06/05/2024
Jamacada Puntland University of Science and Technology -PUST oo maanta ku qabatay Dugsiga Sare ee Cumar Samatar Barnaamij ku saabsan baarida nooca dhiiga ( Blood group test)
📸 Rahim Studio
06/05/2024
Jamacada Global Science University oo maanta ku qabatay Dugsiga Sare ee Cumar Samatar Barnaamij ku saabsan baarida nooca dhiiga ( Blood group test)
📸 Rahim Studio
02/05/2024
DAAHFURKA OLOLAHA BAARISTA NOOCYADA DHIIGA EE ARDAYDA ISKUULLADDA SARRE EE JAAMACADDA PUST.
Waxaa ka daahfurnay kambaska Weyn ee Jaamacadda PUST olalaha baarista noocayadda dhiiga ee ardayda iskuullada Sarre.
Daahfurka olalahan ayaa waxaa ka soo qaybgalay Maamulka iyo ardayda fasalka 12aad ee iskuullka Yamays International School.
26/04/2024
Xafladda Qalin jabinta Dugsiga H/dhexe ee Hooyo Habiibo - Namuudjiya Ardayda Qur'aanka dhamaysay iyo fasalka 8aad.
📸 Rahim Studio
Raas Architects And Construction Company
Cabirka: 20m by 10m
Ku yaal magaalada Galkacyo xafada Garsoor gaar ahaan xerada kabida.
Ka kooban : 4 qol labo suuli iyo jiko.
27/02/2024
Xaflada Qalanjabinta
🎓 Macruuf online academy
📸 Rahim Studio
Xaflada Qalanjabinta
🎓 Macruuf online academy
🎬 Rahim Studio
Muqaal dareen xambaarsan.
Buugga Olol.
🎥 Rahim Studio
Guri Villa ah
🎬 Rahim Studio
“Waxaan diyaar kuula nahay duubista muuqalo heer sare ah iyo qurxinta maalintaada macmiil”
24/01/2024
Qalinjabin
📸 Rahim Studio
Xaflada Qalin-Jabinta Dufcadii 15aad machadka darasaadka islaamka Al-Faruuq
24/01/2024
: Guri Villa ah
📸 Rahim Studio
Xogta guriga:
ID: T23-P-V02 0708
2 master room
3 Qol oo jiif ah
1 Qol irid banaan master ah
1 Jiko
1 Fadhi
2 Suuli oo service ah
1: store
Parking 4 Gaari geli karto
Iyo Deyr dambe
Baaxada dhulka 30x20
Wacan village
📍Galkacyo Puntland Somalia
Contact us:
[email protected]
Www.taawer.com
Call / Whats App: +252-90-7796605 | +252-90-7708264
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Contact the business
Telephone
Website
Address
Dhismaha Garoonka Ciyaarsoor
Gaalkacyo