Nafis Hospital
Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Nafis Hospital, Mental Health Service, Gaalkacyo.
Nafis Hospital Galkacyo waxay qabataa baarista vitamins-ka si loo ogaado yaraanta ama xad-dhaafka ku dhaca jirka. Baaritaankani wuxuu gacan ka geystaa in la fahmo caafimaadka guud, awoodda difaaca jirka, iyo baahida qofku u qabo talooyin nafaqo iyo daaweyn ku habboon.
Nafis Hospital Mental health service
17/08/2025
Nafis Hospital Galkacyo waxay bixisaa adeegyo lagu daaweeyo cudurrada ku dhaca nervous system-ka, sida madax-xanuunka, dhaawacyada neerfaha, xanuunnada laf-dhabarta, iyo dhibaatooyinka dhaqdhaqaaqa. Waxaa lagu daaweeyaa iyadoo la adeegsanayo daawo, jimicsi caafimaad (physiotherapy), iyo talooyin caafimaad.
17/08/2025
π₯ Nafis Hospital Galkacyo β Khubaro xirfad leh, adeeg hufan, iyo daryeel caafimaad oo lagu kalsoonaan karo. Soo kabasho degdeg ah iyo murqahaaga oo firfircoon ka hel Nafis!
β¨ Nafis Hospital Galkacyo waa xarun caafimaad oo lagu kalsoonaan karo, oo bixisa daryeel xirfadaysan iyo adeegyo kala duwan oo ku saabsan jimicsiga caafimaadka. Waxaa halkaas ka shaqeeya khubaro takhasus u leh daaweynta dhaawacyada, xanuunnada murqaha, kala-goysyada, iyo hagaajinta dhaqdhaqaaqa jirka.
Waxay mudnaan gaar ah siiyaan bukaanka, iyagoo adeegsanaya qalab casri ah iyo farsamooyin dabiici ah oo badqaba, si loo hubiyo soo kabasho dhakhso leh iyo nolol caafimaad leh.
πΏ Nafis Hospital Galkacyo waa meesha ku habboon qof kasta oo doonaya caafimaad, nafis, iyo dib u helidda xooggiisa jirka.
ogaysiis ogaysiis ogaysiis
waxaa la ogaysiinayaa Bulsha waynta Kuloon magaalada Galkacyo iyo nawaaxigeeda in la furay
NaFis Hospita Galkacyo β xarunta Daaweynta neerfaha physiotherapy,biyada
Adeegyada uu qabto waxaa ka mid ah
ilmaha socodka Kadaahay
istarooga
afqalooca
Toosinta Xumnaha qalooca
daawaynta Dadka baralayska ah
Toobinka
Duugista jirka oo dhan
kasaarista muruqa
Dhaawacyada shilalka sida jugta iyo waxii land ah
dadka jarayska qaba
Xaruntu waxa ku lataalaa inta udhaxaysa Dabaqa ha,igu soodhicin iyo Hotel embassy
kala xiriir
616407227/0907004129
Lasoo xiriir maanta oo bilow bogsashadaada
Xarunta daaweynta jirka ee Nafis waxay u heellan tahay inay kaa caawiso inaad soo kabato oo aad horumar sameyso iyada oo loo marayo qorshayaal daaweyn oo shaqsiyeed. Haddii aad ka soo kabanayso dhaawac, xanuun daba-dheer maareynayso, ama aad dooneyso inaad hagaajiso dhaqdhaqaaqa, takhaatiirteena khabiirka ah ayaa halkan u joogta inay ku taageeraan safarkaaga caafimaad iyo wanaag buuxa.
KALA XARIIR 0616407227/0907004129
Nafis Hospital Mental health service
11/08/2025
Massage-ka gacanta wuxuu caawiyaa nasinta murqaha, yareynta daalka, iyo hagaajinta wareegga dhiigga. Waxaa kale oo uu ka saaraa xanuunka iyo adkaanta gacmaha, isla markaana kor u qaadaa raaxada iyo fayo-qabka guud. Waa hab dabiici ah oo lagu dejiyo maskaxda iyo jirka.
11/08/2025
Nafis Hospital Galkacyo waa xarun caafimaad oo bixisa adeegyo Physiotherapy (daaweynta jimicsiga iyo Toosinta Lafaha), taas oo ka caawisa bukaanada soo kabashada dhaawacyada, xanuunka murqaha iyo kala-goysyada, iyo hagaajinta dhaqdhaqaaqa jirka. Waxaa inta badan lagu daaweeyaa iyadoo gacanta toos loogu qabto si loo jilciyo murqaha, loo hagaajiyo lafta ama kala-goysyada, loona yareeyo xanuunka iyo qallafsanaanta.
Kala Xariir wixii faahfaahin ah 0616407227/0907004129
11/08/2025
π Nafis Hospital Galkacyoπ
Ku soo kabso caafimaadkaaga adigoo ka faaβiideysanaya Physiotherapy gacanta lagu qabto π
Waxaan kaa caawinaynaa:
β
Xanuun dhimista murqaha iyo kala-goysyada
β
Dib u soo celinta dhaqdhaqaaqa
β
Daaweynta dhaawacyada iyo qalliinka kadib
π Nafis Hospital β Halka caafimaadkaaga lagu soo celinayo
π²La xariir 0907004129/0616407227
11/08/2025
β¨ Nafis Hospital β Daryeelka Jirkaaga β¨
Waxaan kuugu soo bandhigaynaa adeeg Physiotherapy gacanta lagu qabto oo kaa caawinaya:
β
Yareynta xanuunka murqaha iyo kala-goysyada
β
Soo celinta dhaqdhaqaaqa jirka
β
Soo kabashada dhaawacyada iyo qalliin ka dib
πͺ Daryeel toos ah, caafimaad joogto ah
π Nafis Hospital β Caafimaadkaagu waa mudnaanta koowaad.
π² Laxariir Oo Bilow Bogsoshadaada maanta
GOLIS 0907004129
HORMUUD 0616407227
ogeysiis ogeysiis Ogeysiis
Waxaa la ogaysiinaayaa dhamaan dadwaynaha ku dhaqan GOBOLKA mudug Gaar ahaan galkacyo iyo nawaaxigeeda in uu ka howl galayo Nafis hospital (galkacyo) Dr c/rahman sheikh omar oo ku magac dheer ( Dr Nadaara )dhakhtarku wuxuu Joogayaa muddo kooban Dhakhtarku waxa uu leeyahay qibrad dhan 24 sano kuna takhasusay xanuunada ku dhaca maskaxda iyo neerfaha neurology
Oo ay ka mid yihiin
1 waalida
2qalalka
3baraleyska
4 suuxdinta
5 shooga
6 carurta isku kaadisa iyo dadka aan ceshan Karin kaadida Waxaa intaa kuu dheer in xarunta laguugu diyaariay computerka loo yaqaan E.E.G lagu baadho maskaxda iyo neerfaha jidhka oo dhan hadaba Isdiiwaangalintu waa socotaa
Xarunta waxa ay kutaalaa
Inta udhacaysa Hotel embassy iyo dabaqa ha igu soodhicin
Waxii faahfaafin ah kala xariir
0616407227
0907004129
ogaysiis ogaysiis ogaysiis
waxaa la ogaysiinayaa Bulsha waynta Kuloon magaalada Galkacyo iyo nawaaxigeeda in la furay
NaFis Hospital β xarunta Daaweynta neerfaha physiotherapy,biyada
Adeegyada uu qabto waxaa ka mid ah
ilmaha socodka Kadaahay
istarooga
afqalooca
Toosinta Xumnaha qalooca
daawaynta Dadka baralayska ah
Toobinka
Duugista jirka oo dhan
kasaarista muruqa
Dhaawacyada shilalka sida jugta iyo waxii land ah
dadka jarayska qaba
Xaruntu waxa ku lataalaa inta udhaxaysa Dabaqa ha,igu soodhicin iyo Hotel embassy
kala xiriir
616407227/0907004129
Lasoo xiriir maanta oo bilow bogsashadaada
Click here to claim your Sponsored Listing.
Category
Website
Address
Gaalkacyo